Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Mudane Farxaan Aadan Haybe ayaa Daahfuray Qalab Casri ah oo Shirkada Naasha u Keentay Madaarka Cigaal International Airport ee Magaalada Hargaysa.
Wasiirka Duulista Oo Xadhiga ka Jaray Goobo Adeeg Dib Loo Casriyeey Iyo Qalab Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Madaarka Cigaal International Airport DAAWO
