Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga ayaa Marki Kowaad ka hadlay Sababta ka Reebtay Raacitaanka Weftigii Maalgashiga Berbera ee haatan Ku Sugan Magaalada Dubai.
https://youtu.be/nDtGMPWF9vo
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Iftiimiyay Sababta Ka Reebtay Heshiiski Shirkada DPW DAAWO
