Yagoori 27. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare & Mas’uuliyiin Wehelisa ayaa gaadhay deegaanka Degmada Yagoori ee Gobolka Sool Waxayna dhagax dhigtay Seero lagu badbaadinayo Nolosha xoolaha xiliyada ay abaaruhu dhacaan.
Wasiirka Horumarinta Miyiga Iyo Deegaanka oo Degmada Yagoori ee Gobolka Sool ku Dhagax dhigtay Seere loogu talo galay Badbaadada Xoolaha DAAWO
