Hargeysa 27. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qarshaynta Qaranka Maxamed Ibraahim Aadan “Qabo” ayaa ka hadlay Cabasho ay u gudbisay Hayadda W.F.P. kaas oo ay kaga dalbanaysa in Haddii wax laga qaban waayo raagista rogista rashinka mucaawimadda ah eek u habsaamaya dakadda Barbara ay ka wareegi doonto
https://www.youtube.com/watch?v=12fkw8tDagk
