|

Wasiirka Qorshaynta Somalia oo Buriyey Hadal uu Madaxweyne Xasan Sheekh Ku diiday in Musuq Maasuq ka Jiro Somalia Iyo Wasiirka oo Qiray in Musuq Maasuq Jiro DAAWO

Muqdisho 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Qorshaynta Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somalia Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte ayaa si Xeel dheer uga hadlay Siyaasada Qorshaynta iyo Jaangooyada Somalia ee Mudada 5 Sanno ee Soo Socota oo Wasaaradiisu diyaarisay.
Wasiirka ayaa Hadalkan ka Sheegay Mar uu Waraysi Gaar ah Magaalada Muqdisho ku Siinayay Weriye Maxamed Cabdi Boosh oo ka Tirsan Telefishanka HCTV.

Comments are closed