Wasiirka Warfaafint Somalia Maareeye oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha ku Dagaalamay Gobolka Sanaag Iyo Xidhiidh uu La Sameeyay Mas’uuliyiin iyo Madax dhaqameed Somaliland ah DAAWO

Muqdisho 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Dawlada Federaalka Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Baaq Nabadeed u diray Laba Beelood oo Walaalo ah oo Shaqaaqo ku dhex martay Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag.
https://www.youtube.com/watch?v=1HW420D6-TE