|

Wasiirka Waxbarashada oo Fariin u Direy Ardeyda u Diyaar Garoobeysa Imtixaanada Shahaadiga ah ee Somaliland

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda waxbarashada Somaliland Md.Cabdillaahi Dheere, ayaa fariin muhiim u ah ardeyda hada u fadhiisaneysa imtixaanada shahaadiga ah ee fasalada 8aad ee dugsiga dhaxe iyo weli ba fasalka 4aad ee dugsiga sare, waxaana uu sheegay in uu ugu baaqayo in ay si degan ugu soo diyaar garoobaan Imtixaankaasi isla mar ahaantaana uu ka yimaadaan taleefanada gacanta iyo waxyaabaha kale ee qishka.

Comments are closed