|

Wasiirul Dawlaha Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Shirkad Isku Xidha Dawlada iyo Bangiyada DAAWO

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Prof Maxamed Mixile Boqore ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay Xubno ka Socday Shirkada dejisa nidaamka ay ku wada shaqeeyaan Dawlada iyo Bangiyada taas oo laga leeyahay dalka Kenya.

Comments are closed