Wax Ka Baro Fadliga Qur’aanka Kariimka ah Akhrintiisa Bishan Ramadaan oo ah Bishii Qur’aanku soo Degay DAAWO

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaynu Ku Jirnaa Ayaamihii Ugu Danbeeyay ee Bishii Barakaysan ee Ramadaan oo Koobsatay Fadaa’il Tiro badan isla markaana uu Alle SWT ugu Talo galay inay ka faa’iidaystaan adoomihiisa Muslimiinta ah ee adeecay. Waana bishii qur’aanka kariimka ahi soo degay.

Waxaa Darsigan Soo Jeedinaya Sh.Cabdirashiid Cali Suufi Xafidahullaah