Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxa aynu isku weydiinaynaa sababta inta badan shabakadaha xidhiidhka bulshadu ay calaamadahooda gaarka u ah uga dhigaan kuwo midabkoodu blue yahay, xilli ay weliba barahaasi bogooda hore midabkaa laftiisa ka dhigeen.
https://youtu.be/KKlFOe_-C5g
