
Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ay Weheliyaan Saraakiil Matalaysay Xisbiyada Qaranka ayaa Waxay xaruntooda Kulan kula qaateen Xubno ka Tirsan Ururada Bulshada rayidka ah ee Somaliland.
Xubnaha ka socday Ururada bulshada Rayidka ah ayaa ku Celceliyey sidii ay Doorashadda Somaliland uga baydhi lahayd fashilkii ku yimid doorashadii waddanka Kenya.
