|

Wefti ka Socda Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Gaadhay Gobolka Sanaag oo Diiwaangelinta Codbixiyuhu ka bilaabmayso DAAWO

Ceerigaabo 10.July 2016 (SDN/QJ):- Wefti Sare oo ka socda Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa Hawlgal Shaqo ku Jooga Gobolka Sanaag oo ayaamaha fooda inagu soo haya ay ka bilaabmi doonto hawsha diiwaangelinta Codbixiyeyaasha.

Comments are closed