|

Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Ka Hadlay Xoriyadiisa uu Maanta Helay,Siduu u arkayay Xukunkiisa Iyo Waxyaabihii uu Xabsiga Ku soo arkay DAAWO

Hargaysa 25. May 2017 (SDN/QJ):- Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Mudo Ku siman Sadex Bilood Ku Xidhnaa Xabsiga Hargaysa Kadib Markii ay Maxkamaddu Ku riday Xukun dhan Laba Sanno isagoo lagu eedeeyay inuu Ku xadgudbay  Qaranimada Somaliland oo Maanta Xoriyadiisii dib u helay Kadib markii uu Cafis u fidiyey Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa ka hadlay Dareenkiisa.

Comments are closed