|

Xildhibbaan Baar Siciid oo Ka Hadashay Cadaalad Darada Ka Jirta Somaliland DAAWO

Hargaysa 25. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan Baar Siciid oo ka mid ah xildhibbaanada Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa hadashay cadaalad darada ka jirta Somaliland, waxaana ay xukuumadda KULMIYE ay si aada ugu canaanatay in ay dulmiday xuquuqda shacabka Somaliland.

Comments are closed