|

”Wuxuu Madaxweynuhu soo Salaamayay Dad Ganacsato ah oo Ka Qayb qaatay Doorashadii Inqilaabka ahayd” Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Safarkii Madaxwayne Muuse Biixi ee Jabuuti Ku Tilmaamay Mid Aan Faa,iido U Helayn Qaranka Somaliland DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cismaan Afgaab Nuur ayaa ka hadlay safarkii Madaxwaynaha Somaliland uu ku tagay waddanka jabuuti waxaanu ku sheegay in Mudane Muuse Biixi soo Salaamayay Dad uu ku tilmaamay in ay kala qayb qaateen doorshaddii Inqilaabka ahayd ee ka qabsoontay Somaliland waa sidda uu Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani hadalka u dhigaye.

Comments are closed