Berbera 12.October 2016 (SDN/QJ):- Qaar Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera ayaa Sheegay in Xannuunka Jadeecadu uu ka dilaacay Deegaanka Xagal iyo Laasciidle oo Sida ay Xuseen Shan Qof ugu dhinteen.
https://www.youtube.com/watch?v=YFABwTBgzzQ&feature=youtu.be
