Uncategorized

Xasan Sheekh: Al Shabaab “Isbuuca Cadaabta” Ayay Ka Fulin Rabeyn Muqdisho Todobaadkii La Soo dhaafay (Dhageyso)

Muqdisho May 05 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in sabaha ay u xireen wadooyinka Magaalada Muqdisho ay aheyd in Al Shabaab ay weeraro xasuuq ah ka geystaan Muqdisho.

Xasan Sheekh ayaa sheegay in howlgal Al Shabaab ay ugu magac dareyn “Todobaadkii Cadaabta” ay ka fulin rabeen Magaalada Muqdisho.

Halkan Ka Dhageyso Madaxweynaa