Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Nasashada Jimcaha iyo Shabakada Qurbejoog oo idiin soo Gudbinaysa Hees Cusub oo ay ku Luuqaynayaan Kooxda Erayada: Boobe Yuusuf Ducaale
Guryosamo Barwaaqiyo
Gucle oradkii Dheeraa
Libin waxaan ku goostiyo
Guul iyo Dad Waa nagi
https://www.youtube.com/watch?v=xFlSnKfOfAQ&feature=share
Xidigaha Geeska iyo Heestii Rubuc Qarni iyo Ereyadii Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Nasashada Jimcaha DAAWO
