|

Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale oo Shaaciyey inuu u Taagan Yahay Qabashada Xilka Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Kuna abtirsada Xisbiga Kulmiye ayaa Shaaca ka qaaday inuu u Sharaxan Yahay Qabashada Xilka Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland.

Comments are closed