|

Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadlay Mooshin Uu U Gudbiyey Shirguddoonka DAAWO

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Bashiir Shekh Xuseen Tukaale oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka war-bixiyey ujeedada mooshin uu gudbiyay Shirguddoonka Golaha Wakiillada, waxaanu sheegay in mooshinkani la xidhiido ansixinta gobolo hore loo magacaabay. Islamarkaana ay Xukuumaddu Golaha u soo gudbiso si loo ansixiyo.

Comments are closed