|

Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Hanti Boob Xoogan iyo Musuqmaasuq Ragaadiyey Qaranka Kana Hadlay Dabaysha is bedel doon Jihada ay u Dhacayso DAAWO

Hargaysa 23. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan ka tirsan Xisbiga KULMIYE oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa si weyn u weeraray Xukuumadda Axmed Siilaanyo, waxaana uu sheegay in uu ragaadiyey musuqmaasuq xooggan oo xadhkaha goostay isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in la iibiyo Xafiiskii Gudoomiyaha Gobolka Awdal.

Xildhibbaan Abuubakar Cabdiraxmaan Aw-good Waxaa Kale oo uu ka hadlay Kadib Markii lagu arkay Munaasibad uu qabtay xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxaanu sheegay in Maanta Somaliland ay ka socoto Dabayl is bedel doon isagoo oo arrimahaas ka hadlaaya,

Comments are closed