Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Xildhibaan Shaadh oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa Sheegay in la Lunsaday Deeqdii Abaaraha oo uu Xubin ka ahaa Waxaanu Madaxweyne Siilaanyo ka dalbaday inuu Sheego halka ay Mareen ragii Waddaada ahaa.
https://youtu.be/HbGBbTm2LbQ
