|

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo Xukuumada ku eedeeyay Qaabkii ay u Martay Xukunkii lagu riday Xubno ku eedaysan Dilka Taliyihii Booliska Saaxil DAAWO

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah xildhibaanada sida weyn u taageera xukuumadda wakhtigan talada dalka haysa ayaa eedo u soo jeediyey xukunkii dilka ahaa ee maxkamadda ciidamadu ku riday sideedda qofee loo haystay dilka Taliyihii hore ee Gobolka Saaxil Mr. Casayr.

Comments are closed