|

Boqor Buur Madow Oo Xukuumada Ku Hambalyeeyey XukunKii Dilka Ahaa Ee Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ku riday Rag ku eedaysan Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil & Baaq uu u diray Bulshada Saaxil DAAWO

Ceerigaabo 27.July 2016 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur-Madow ayaa Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ku Bogaadiyey Xukunkii Dilka ahaa ee Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Somaliland ku riday Xubno lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska Gobolka Saaxil.
Boqorka ayaa waxaaa uu bogaadiyey xukunkaasi isla markaana waxaaa uu sheegay in ay maxkamadu ay u xunkey sidii ay aheyd waxaana uu bulshada ay ka soo jeedan ragan la xukumey ugu baaqay in aan loo baahneen Dhagaxaan iyo mudahaarad ay sameeyan balse ay tahay in ay cafis weydiistan dadka dhibanaha ah
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Comments are closed