|

Xisbiga Kulmiye oo Dalka Norway uu Shir uga Furmay iyo arrimaha lagaga wada hadlayo DAAWO

Oslo, 10 April, 2016-(SDN/QJ): – Laanta Xisbiga Kulmiye ee Dalka Norway ayaa Maanta Waxaa u furmay Shir Sannadeedkoodii Caadiga ahaa.
Mas’uuliyiintii Shirkaas ka hadlay ayaa Sheegay in Ujeedada ugu Weyn ee Shirkan ay ku lafo gurayaan uu La Xidhiidho Sidii Xisbiga Kulmiye ugu Guulaysan lahaa Doorashada Madaxtinimo ee la filayo inay Somaliland ka Qabsoonto Sannadka 2017.

Comments are closed