Boorama 10 November 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddasni Dr: Maxamed Cali Aw Cabdi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbiga waddani ayaa taageerayaasha kala qayb galay uisu soo baxa ololaha doorashada oo lagu qabtay magaaalda Boorama.
Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Dhoola Tus Siyaasadeed Ku soo Gunaanaday Ololihii Doorashadda Madaxtooyadda iyo Dareenka Bulshadda Boorama DAAWO
