Gebilay 10 November 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta isu soo bax balaadhan oo ay ku soo khatimayeen ololihii doorashadda Madaxtooyadda waxay ku qabteen Magaalooyinka Gebilay iyo Togwajaale.
Xisbiga Waddani oo Maanta Isu Soo Bax Balaadhan ka Sameeyay Magaalooyinka Gebilay Iyo Tog-Wajaale Iyo Dardaaranka Mas’uuliyiinta DAAWO
