Hargaysa 31. July 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ah Wefti uu Hor kacayo Gudoomiyaha Xisbigaasi ayaa Maanta Khudbad u Jeediyey qaar ka mid ah Bulshada taageerta xisbigaas ee ku dhaqan Gobolka Gebilay.
https://www.youtube.com/watch?v=NrHx3tVsa3o
