|

Xoghayaha Ciyaaraha WADDANI oo Eedahii ugu Cuslaa u Soo Jeediyey Wasaaradda Ciyaaraha+ Sheegayna in Ay Ku Fashilantay Ciyaarahii Dalka DAAWO

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha ciyaaraha Xisbiga WADDANI Md.Yoonis Axmed Yoonis, ayaa eedahii ugu cuslaa u soo jeediyey wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo sheegay in ay kala qoqobto isla mar ahaantaana u kala abtiriso dhallinyarta ciyaaraha ee magaalada Hargeysa, waxaana uu sida oo kale sheegay in wasaaradda Ciyaarahu ay takoor ku heyso ciyaaraha degmooyin ka mid ah magaalada Hargeysa oo aanay inta badan qiimeynin ciyaarahooda.

Comments are closed