Hargeysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Khilaafka labada Garab u qaybiyey Golaha Deegaanka Burco.
Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdillaahi uur-cadde oo Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in Khilaafka Golaha Deegaanka Burco ay ku lug-leeyihiin Wasiirro uu Wasiirka Hawlaha ka mid yahay.
Sidoo kale, waxa kale oo uu ka hadlay Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Wasiirro Dhaqaale Ku Bixiyeen Hurinta Khilaafta Golaha Deegaanka Burco iyo Mawqifkooda Maalgalinta Dekeda Berbera DAAWO
