Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Galabta Xabsiga u Taxaabtay Ganacsade Cumar Caydiid Axmed oo ah Ganacsadaha dhisanaya Tiyaatarkii Hore ee Magaaladda Hargaysa.
Wararka ayaa sheegaya in Sababta Xadhiga Ganacsaduhu la xidhiidho qaybta dhigashada Baabuurta oo la Sheegay in madaxtooyadu siisay niman kale, halka uu dhismahaas tiyaatarka dhimse balaadhan ka wado Ganacsade Cumar Caydiid.
https://www.youtube.com/watch?v=EBSIfDYCTGs
