|

Xuska Munaasibada 18 May ee Magaaladda Berbera Iyo Duqa Magaaladaasi oo Dhacdo Cusub Sameeyay DAAWO

Berbera 18. May 2017 (SDN/QJ):-Mas’uuliyiinta gobolka Saaxil,Ka degmada Berbera Iyo Dhallinyaro Mutadawiciin ah ayaa Maanta Magaaladda Berbera Ka Fuliyey Hawlgalka qaran ee Qaadhaan Ururinta Bulshada ku Tabaalowday Xaaladii abaareed ee dalka soo Martay Taas oo qayb ka ahayd xuska 18may.

Comments are closed