|

Yaa Ku Guulaysan Doona Xulalka Gobolada Hawd Iyo Daad Madheedh Una Gudbi doona Wareega Afar Dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada S.land? LIVE U DAAWO

xulalka-gobolada-hawd-iyo-daad-madheedhHargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxay Galabta Ciyaar adagi dhex maraysaa Xulalka Gobolada Hawd Iyo Daad Madheedh oo Kala Wata 4 Dhibcood oo Gobolka Hawd Wato iyo Daad Madheedh oo 3 Dhibcood Wadata.

Labadan Xul koodii soo baxa Wuxuu si Toos ah isaga Xaadirin doonaa Wareega afar dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo ay ku afarayn doonaan Xulalka Gobolada Gebilay,Awdal Iyo Saaxil,

Comments are closed