Madaxweynaha Yemen oo mugdi geliyay heshiis uu dhawaan sexeexay iyo Mareykanka oo ka fiirsanaya codsi dalku gal
Sanca Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa sheegay shalay in uu dalka mudo kooban ka maqnaan doono oo uu tegi doono Mareykanka balse uu soo noqon doono. Kooxaha isbedel doonka ah ee dalkaasi ayaase walaac ka muujiyay hadalkan o lidi ku ah heshiis uumadaxweyne Saalax dhawaan sexeexay. Madaxweyne Saalax ayaa sheegay in uu…
