U.S. Considers Combating Somali Militants’ Twitter Use

    NAIROBI, Kenya — The United States government is increasingly concerned about the Twitter account of the Shabab militant group of Somalia, with American officials saying Monday that they were “looking closely” at the militants’ use of Twitter and the possible measures to take in response. American officials would not disclose what action they were considering….

    Read More

      Xildhibaano taageersan Shariif Xasan oo kulan ku yeeshay Muqdisho

      Muqdisho 19, December 2011 (Qurbejoog.com)- Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay taageereen go’aan ay sheegeen in Madaxda dowladda Soomaaliya ay ka qaateen khilaafka hareeyay Mudanayaasha barlamanka Soomaaliya, waxaana ay ugu baaqeen Xildhibaanada barlamanka inay ka shaqeeyaan Nabadda iyo midnimada Soomaaliya. Xildhibaan Cumar Max’ed Max’ud (Cumar…

      Read More

        Wafdi uu hoggaaminayo Sheekh Shariif oo lagu so dhaweeyay Garoowe

        Garoowe Dec 19,2011(qurbejoog.com) Wafdi oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda KMG Somaaliya ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal. Wafdigaani oo uu hoggaaminayo Maxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa ay gaareen Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, iyadoo halkaasi ay kusoo dhaweeyeen Madax badan oo ka tirsan Puntland. Sheekh Shariif Sheekh Axmed…

        Read More

          Siiriya oo ogolaatay in jaamacada carabtu kormeereyaal u soo dirto

          Dimishiq Dec 19,2011(qurbejoog.com)Dawlada dalka Siiriya ayaa ugu danbeyntii aqbashay qorshe nabadeyn ah oo ay hore dhawr jeer u soo jedisay Jaamacada Carabta oo ku wejahnaa in kormeereyaal xaalada dalkaasi ah loo diro goobaha colaadahu saameeyeen. Dawlada Siiriya ayaa hore ugu gacan seyrtay in kormeerayaal dalkooda tagaan,balse dalabkan u danbeeyay ee Jaamacada Carabta ayaa waxa ku…

          Read More

            QM oo shaacisay mudada la qabanayo shirka wada tashiga Soomaalida iyo madaxweyne Shariif oo Garoowe u boqoolay

            Garoowe Dec 19,2011(qurbejoog.com)-Xafiiska QM u qaabilsan siyaasada Soomaaliya ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxa ay uga warameen mudada uu furmayo shirka wada tashiga Soomaalida ee dib u dhacu ku yimi. UNPOS waxa ay qoraalkeeda ku sheegtay in Shirka wada tashigu furmi doono maalinta arbacada ah ee inagu soo fool leh,mase sheegin mudada uu soconayo….

            Read More

              Qarax Miino oo qasaaro u gaystay Ciidamada Kenyan ah oo ka dhacay Xagar-dheer

              Xagar-dheer Dec 19,2011(qurbejoog.com)- Ciidamada booliska Kenya ayaa qarax miino oo qasaaro gaystay waxaa lagula eegtay Xerada Xagar-dheere ee dalka Kenya. Inta la’ogyahay 3-ruux oo ka tirasnaa Ciidamada booliska dowladda Kenya ayaa ku geeriyooday 1-kalana wuu ku dhaawacmay kadib markii maanta qarax miino oo ah nuuca laga hago Rimuud Kontorolka lagula eegtay Xerada Xagar-dheer ee Woqooyi…

              Read More

                Xus Jabuuti loogu sameeyay 20 Guuradii ka soo wareegatay xasuuqii Arihiba iyo Qaasim Axmed Diini oo ka qeybgalay

                Jabuti Dec 19,2011(qurbejoog.com)-Waxa maalinimadii shalay isu soo bax lagu xusayo xasuuqii Arihba oo mucaaridkii Jabuuti ee gude iyo dibedba isku arkeen lagu qabtay magaalada Jabuuti. Ciidamada Amaanka ee Jabuuti ayaa maalmihii u dabeeyay waday dedaalo ay dadka uga digayaan ka qeybgalka xuska. Isu soo baxa oo ka dhacay aag ku dhaw xabaalaha dadkii lagu xasuuqay…

                Read More

                  Madaxweynihii Woqooyiga Kuuriya oo geeriyooday

                  Pyongyang  Dec 19,2011(qurbejoog)-Warbaahinta dalka Woqooyiga Kuuriya ayaa goor dhaweyto baahiyay in madaxweynihii dalkaasi Kim Jong-il uu geeriyooday maalinimadii shalay. Weriye dhar madaw xidhan ayaa sheegay in madaxweyne Kim Jong-il uu u geeriyoodey daal fara badan oo ka dhashay hawsha uu hayay. Dhimashada Hogaamihayan ayaa dalkaasi waxa uu ku noqon doonaa mid saameyn weyn ku yeesha….

                  Read More

                    HANBALYO KAL IYO LAAB AH OO KU SOCOTA AROOSKA CABDIRAHMAN CALI YASIIN IYO MARWADIISA HODAN NUUX MOHAMED

                    HANBALO       HANBALYO           HANBALYO    ANIGA OO AH YAHYE CABDILAHI ASKAR IYO MARWADAYDA MILGO DAHIR IBRAHIM  CABDIRAHMAN DAHIR IBRAHIM IYO MARWADIISA YASMIIN JAMAC MOHAMED AADAN DAHIR IBRAHIM IYO MARWADIISA  AABO CABDILAHI ASKAR HOYO HIBO CABDI JIBRIIL  CABRIRAHMAN CABDILAHI ASKAR CABDIRAZAQ CABDILAHI ASKAR CABDI AZIZ CABDILAHI ASKAR SHADIYA CABDILAHI ASKAR HAMDI ABDIALAHI ASKAR ASMA MAHAMED MUHUMAD DADKAN O…

                    Read More

                      Shir lagaga hadlayay Mashruuca horumarinta JPLG oo lagu qabtay Hargeysa

                      Hargeysa (DHH/qurbejoog.com)-Shir balaadhan lagaga hadlayay mashruuca horumarinta  degmooyinka gobolka maroodi jeex ee lagu magacaabo  JPLG ama Join Program ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa. degmooyinka mashruucan ka qayb qaadanaya oo kala ah Faraweyne,Cadaadley, Daarasalaam,Laasgeel,Sabo Wanaag iyo shanta degmo ee Caasimadu ka kooban tahay kaas oo dib loogu eegayay baahiyihii…

                      Read More

                        A decade later: The city, Somalis and spending

                        LEWISTON — Much has been made about Somali reliance on public assistance over the years. Since 2001, the larger community has struggled with questions concerning the city’s ability and desire to support recently arrived immigrants. Discussion at the first major public meeting held to discuss the swelling Somali population, in the Lewiston Armory on May…

                        Read More

                          Raiisul Wasaare Dr. Cabdiweli oo wal wal ka muujiyay goaanka dowladda Mareykanka ee joojinta Xawaaladdaha Soomaalida

                          MuqdishoDec 18, 2011(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta ka hadlay go’aanka ay dowladda Mareykanka muddada todobaadyada ah ugu qabatay howshii shirkaddaha xawaaladdaha Soomaalida ee lacagaha u diri jiray dalka Soomaaliya isagoo ku tilmaamay haddii go’aankaasi uu dhaqan galo inay tahay musiibo iyo dhibaato weyn oo la soo dersi doonta nolosha Malaayiin Soomaali…

                          Read More

                            Dagaal qasaaro gaystay oo ka dhacay Muqdisho

                            Muqdisho Dec 18, 2011(qurbejoog.com)- Dagaal qasaaro gaystay oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo Kooxda Al Shabaab ayaa saakay waxaa uu ka qarxay Magaalada Muqdisho.   Dagaalkaani oo ahaa mid culus islamarkaana u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo garabsanaya AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab ayaa  waxaa uu ka dhacay…

                            Read More

                              Mucaaradka dalka Gabon oo ku gacan seeray doorashooyin dhacay

                              Libreville Dec 18,2011(qurbejoog.com)- Afhayeenka Xisbiyada mucaaradka dalka Gabon, Zacharie Myboto ayaa waxa uu sheegey  si kulul ugu gacan seerey doorashooyinkii barlamanka ee dhawaan dalkasi ka dhacay, isagoo sheegey in xisbiga talada haya ee dalkasi u ku shubtay doorashooyinkasi.   Afhayeenka ayaa waxa uu tilmaamay in guddiga doorashooyinka dalkasi aysan cadalad u tiring codadka doorashooyinka, isagoo…

                              Read More