Xaflad Casho sharaf ah oo caawa lagu qabtay madaxtooyada Puntland

    Garowe, Dec. 23.2011(qurbejoog.com-Waxaa caawa magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ka dhacday xaflad casho sharaf aheyd oo loo sameeyey madaxdii iyo mas’uuliyiintii u timid si ay uga qeybgalaan shirka Wadatashiga ee Dastuurka dalka kuwaasoo ay ugu horeeyeen madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmed, Afhayeenka Baarlamaanka Mudane Shariif Xasan, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli…

    Read More

      The Somali Labour Party’s First Press Release

      The following is the SomaliLabour Party’s First Press Release to the Somali public and to all Labour Party members in Somalia and at the Diaspora. It will be marked and recorded into the Party memorandum collections as well as the history of the SomaliLabour Party.  Content of the Press Release:              SLP-PR/1-0001/23/12.2011  Ladies and Gentlemen:  This…

      Read More

        Bank ends transfers to Somalia

        A bank thought to be the last in this country to handle money wire transfers to Somalia will stop doing so on Dec. 30. That concerns some who fear it could create another wave of refugees as Somalis, reeling from war, famine and poverty, will be forced to move or become more willing to join…

        Read More

          War Deg Deg ah:Mareykanka Bangigii u danbeeyay oo joojiyay la macaamilka Xawaaladaha

          Minneapolis Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Baankii u danbeeyay ee lacagaha xawwaladuhu qabtaan diri jiray ayaa maanta shaaciyay in uu adegaa joojin doono bishan 30keeda. Franklin Bank ah Baanka qurdha ee Xawaaladaha lacagaha ka qaban jiray oo xaruntiisuna tahay Minneapolis ayaa mudaba laga codsanayay in aanu adeegan joojin. In ka badan 100 million oo dollar ayaa Mareykanka ka tagata…

          Read More

            Guddoonka barlamanka oo magacaabay guddi doorasho barlamanka

            Muqdisho Dec 22,2011(qurbejoog.com)  Kulankaani oo ay maanta Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada barlamanka ee kasoo horjeeda Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa ay lagu magcaabay guddiga soo diyaarinaya doorashada guddoonka cusub ee barlamanka  Soomaaliya.   Xildhibaanada ayaa waxa ay shegeen in maadaama ay xilkii ka qaadeen guddoomiyihii barlamanka Shariif Xasan Sheekh…

            Read More

              Madaxweynaha dowladda Ruushka oo ka digay inay sii socdaan rabshada dalkaasi

              Moscow Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha dowladda Ruushka Dmitry Medvedev ayaa sheegay in dowladdiisu aysan ogolaandoonin diiragalinta wax uu ugu yeeray Xagjirayaasha ka shaqeynaya in ay carqaladeeyaan Xasiloonida dalka  kuwaasi oo ku mar marsiyoonaya dhigista dibad baxyo ka dhan ah guushii uu Xisbiga Ruushka Midoobay ay ka gaareen Doorashooyinkii Barlamaniga ahaa ee dalkaasi ka dhacay.   Medvedev ayaa…

              Read More

                Itoobiya oo xabsiga dhigtay la suxufi oo Sweden u dhashay

                Adis Ababa Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Maxkamad ku taal dalka Itoobiya ayaa shalay laba suxuufi oo u dhashay dalka Sweden ku heshay denbi la xidhiidha argegixisonimo ka dib kolkii ay dalkaa sharci daro ku galeen. Labada Suxuufi ayaa dhici karta in denbigaa ay ku kasbadaan xadhig 15 sanadooda. Suxuufiyiintan reer Sweden ayaa kolkii la qabanayay la socdey xubno…

                Read More

                  Madaxweyneyaasha Faransiiska iyo Jabuuti oo heshiis difaac qalinka ku duugay

                  Paris Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Madaxweyneyaasha Dalalka Faransiiska iyo Jabuuti Nicolas Sarkozy ayaa shalay gelinkii danbe kala sexeexday heshiis iskaashi ciidan ah,sida lagu sheegay war laga soo saaray madaxtooyada Faransiiska. Heshiiska ayaa bedeli doona mid Jabuuti Faransiiska la gashay kolkay xoriyada ka qaadatay Faransiiska 10977kii. Heshiiskani waxa uu siinayaa Fransiiska xero militery ka ugu weyn ee ay dunida ku…

                  Read More

                    Sheekh Saciid Cali Axmed ayaa nooga waramay Dimuqraadiyada iyo Islamka iyo xadhiga Sheekha furay Xisbulahi(DHEGEYSO)

                    Ottawa Dec 22,2011(qurbejoog.com)Sheekh Saciid Cali axmed oo ah sheekhul beledka magaalada Ottawa ee dalkan Canada ayaa nooga waramay sida uu u rkao ku dhawaaqida urur diimeedka Xisbullahi iyo xadhiga asaasihii ururkaasi Sheekh Maxamed Cabdilaahi Geelle. Sheekh Saciid waxa kale oo uu eegaya oo uu ka jawaabayaa in nidaamka Dimuqraadiyada iyo Islamka la is waafejin karo?…

                    Read More

                      Khudbadii Raiisul wasaaraha ee shirka Garoowe

                      Mudanyaal iyo Marwooyin, Maanta waa Maalin Taariikhi ah oo aan u doornay si wadajir ah inaan uga tashanoaayaha Qarankeena, una qeexno Qaranka aan dooneyno sidii u shaqeyn lahaa, Sharcigii Qarankaasi ku shaqeyn lahaa, Qarankaas oo noqda mid dhowra Xuquudaiyo Xoriyadda Muwaadinka Soomaaliyeed.Walaalayaal si loo helo Qaran ay u dhan yihiin sifooyinka kor ku xusan. Waxaan…

                      Read More

                        Sarkozy and the President of Djibouti sign new defense agreement

                        Nicolas Sarkozy and the President of Djibouti Ismael Omar Guelleh signed in Paris on Wednesday a new treaty for cooperation in defense matters which replaces the agreement signed in Djibouti after independence in 1977 reported the presidency. It establishes, according to the Elysee, “the framework of bilateral military cooperation” and said “the facilities granted to…

                        Read More

                          Why Somali Pirates Consider the U.S. Navy a Paper Tiger

                          Without question, the main joy of teaching for the military is the students. When I taught undergraduates, students would talk in class but few would say anything: They’d argue theory, but would have few facts and even less life experience to back up their arguments. Today’s servicemen and women are different. They have accrued a…

                          Read More

                            Marginalization Of The Somali Intellectual Class

                            In every society there is a small group of people who possess adequate authority to influence positive (or negative) change. This group—often referred to as The Elite—could come from any sector of a society from military, economic, political, social, spiritual, to the intellectual. In one way or another, every one of these circles of authority…

                            Read More

                              Ra’iisul wasaare Gaas iyo Caalin oo gaaray Garoowe iyo shirkii oo wadatashiga oo Galabta furmay

                              Garoowe Dec 21,2011(qurbejoog.com)- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal si ay ugu qeyb qaataan Shirka wadatashiga wajigiisa labaad.  C/wali Max’ed Cali Gaas, Ra’iisul wasaaraha ayaa ka duulay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo la tilmaamay in diyaaradaasi ay caga  dhigatay Magaalada…

                              Read More

                                Bahda Somalidiasporanews oo tacsi hawada u marineysa dhamaan reer Faarax Afey

                                Hargeysa Dec 20 2011(qurbejoog.com)-Bahweynta Somalidiasporanews ee ku kala firirsan dunida dacaladeed iyo akhristeyaasha baganiba waxa ay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ehelkii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Jirde Faarax Afeey oo dhawaan Hargeysa lagu aasay. Waxaanu sEebe SWT uga baryeeynaa marxuumka in uu janadii fardowsa ka waraabiyo,ehelka,qaraabada iyo asxaabta uu ka baxayna waxaanu…

                                Read More

                                  Madaxda Soomaalida oo ku qulqulaya Garoowe

                                  Garoowe Dec 21,2011(qurbejoog.com)-Iyada oo shirkii wada tashiga ee Soomaalida lagu wado in uu ka furmo magaalada Garoowe ayaa waxa ininka biloowday in madaxda Soomaalidu ay halkaa gaadho maanta. Waxa halkaa hore u joogay madaxweynaha DFKMG  ee Soomaaliya Sheekh Shariif,waxa isna maanta halkaa gaadhay madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Md Caalin. Waxa isna maanta u duulay dhanka…

                                  Read More

                                    Al Shabaab: Jabuuti ha isaga laabto Muqdisho hadii kale dhibaato ayay la kulmi doonaan

                                    Muqdisho Dec 21, 2011(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab ayaa sheegtay in cawaaqib xumo tii u xumeyd ay la kulmi donaaan Cidamada Milatariga dowladda Jabuuti ee shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Waaliga AL Shabaab ee gobolka Banaadir Sheekh Max’ed C/raxmaan  oo  la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu u sheegay in dowladda Jabuuti mar hore…

                                    Read More