Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Garoowe

    Garoowe Feb 15,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ka kooban Wasiiro ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland,iyadoo la filayo in maalinta berri ah uu ka furmo shirka Garowe2.   Wefdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyey garoonka madax uu horkacayay madaxweynaha…

    Read More

      Why latest foreign ‘re-colonisation’ project of Somalia will

      In the first two decades of the 20th century, Somali warrior-poet Seyyid Mohammed Abdulle Hassan (nicknamed the “Mad Mullah” by the British) fought against European forces trying to assert their influence in Somalia. His attempts were ultimately unsuccessful, but Hassan remains a source of inspiration among Somalis.  Foreign intervention and occupation have always been violently…

      Read More

        Cabdiraxmaan Bore oo reer Jabuuti ugu baaqay in isu soobaxa 18ka Bishan laga qeybgalo(DAAWO)

        Paris Feb 14,2012(qurbejoog.com)-Siyaasiga hore u shaaciyay in uu u taagan yahay tartanka madaxweynenimo ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa fariin muqaala oo uu shaaciyay waxa uu uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee dalkaaas. Cabdiraxmaan Bore oo hore loogu yiqiinay Ganacsiga ayaa ku booriyay reer Jabuuti in aney xukuumada haatan jirta khaasatan Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle laga…

        Read More

          Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland oo fadhiisan ka sameystay Nairobi,maxay tahay sababtu?

          Nairobi Feb 14,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa intii xilkan loo magacaabay waxa uu u raray xafiiska wasaararadaasi magaalada Nairobi ee dalka Kiinya. Wasiirka ayaa hawlmaaldka xafiiskiisa ku koobay uun waafijinta hawlaha xafiiska ergeyga gaadhka ah ee QM Augustine Mahiga. Ilo wareedyo ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in si…

          Read More

            Kulamo lagu waday in Cali Khaliif uu la yeesho Wasaarada Arrimaha Dibedda ee dalka Norway oo baaqday

            Oslo Feb 14,2012(qurbejoog.com)-Reysul wasaarihii hore ee dawladii Carta Md Cali Khaliif Galeyd ayaa lagu waday todobaadkan in uu kulamo la qaato saraakiil ka tirsan wasaarada arrimaha dibedda e dalka Norway. Kulamadaa ayaa lagu waday in labada dhan ay uga wada hadlaan arrimo la xidhiidha sidii dawladaasi gacan uga geysan laheyd mashaariic horumarineed oo laga fulliyo…

            Read More

              Ruushka oo il gaadha ku eegaya baaqa Jaamacada Carabta ee ku wejahan Syria

              Moscow Feb 14,2012(qurbejoog.com)-Ruushka  ayaa sheegay inay  dersayaan   hindisaha  ay  soo jeediyeen  jaamacadda carabtu,  kaasi oo dhigaya in  ciidamo isku  dhaf ah  oo nabad ilaalin ah   qaramada  midawday  u dirto  waddanka  Suuriya. Wasiirka  arrimaha  dibadda ee Ruushka  Sergei Lavrove,  ayaa  sheegay  marka hore  in loo baahan yaahay  xabad  joojin   la sameeyo,  ka hor  in  aan  wax…

              Read More

                Denmark signs deal on Somali pirate trials

                Copenhagen – Denmark said Monday it has signed a deal with Kenya to try four suspected Somali pirates held since January on a Danish naval vessel. A similar agreement was recently signed with the Seychelles to try four other suspected pirates, according to a Danish Foreign Ministry statement. The eight were among 25 pirates arrested…

                Read More

                  Somaliland and the ‘London Conference’ – Silanyo Must Challenge Denial of Somaliland’s Rights

                  The upcoming London Conference on Somalia, and the UK’s urging of theSomaliland Government to attend, has understandably generated a lot of debate and comment within the Somaliland community, both within and outside the country. One of the stated objectives of the conference, according to Matt Baugh, Senior Representative for Somalia, is to “…reinforce the relative…

                  Read More

                    Somali PM wants ‘Marshall Plan’ at London meet

                    MOGADISHU — Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali said Monday he hoped an upcoming conference in London on the war-torn country would produce a “Marshall Plan” to end two decades of chaos. “Somalia expects a lot from this conference. We expect the establishment of a trust fund for Somalia. We expect a complete reconstruction plan…

                    Read More

                      Somali Government Calls for End to Arms Embargo

                      Somalia’s government has called for the end to an international arms embargo on the country, so that it can better fight the Islamist militant group al-Shabab. A government statement Monday said al-Shabab’s union with al-Qaida, announced last week, will increase regional insecurity. It said that Somalia could become a base for the terrorist network. The…

                      Read More

                        Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo iclaamiyay xiliga uu bilaabmayo Talaalka caruuta

                        Hargeysa Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Xuseen Muxumed Maxamed Xoog ayaa Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa waxa uu Cadeeyay in 19/2/2012ka uu guud ahaan dalka ka bilaaban doono ololihii tallaalka caruura cudurada guud, kaasoo ka mid ahaa ku talagalka qorshayaasha horumarinta caafimaadka caruurta ee sannadka 2012ka. Sida ay ku waramayso wakaaladda wararka…

                        Read More

                          Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo soo gebagebeeyay shir Haweenka Africa Hargeysa uga socday

                          Hargeysa Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil “Saylici” oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “C.raxmaan Ciro” ayaa maanta soo gabo gabeeyay Shir-madaxeedka Hoggaamiyeyaasha haweenka Afrika ee G-40, kaasi oo muddo afar maalmood ah uga socday huteelka Ambassador ee Caasimada Hargaysa. Waxaa kale oo kulankaasi ka…

                          Read More

                            Reer Yurub oo u riyaaqay goaanka Baarlamaanka Giriiga

                            Athens Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Midawga  Yurub  ayaa  soo dhaweeyey  talaabada  uu baarlamaanka  Giriigu  uu ku ansixiyey   qorshayaasha  cusub ee  dhinaca  gunti  giijiska  xaga  dhaqaalaha  ah. Xukuumadda  Griiga ayaa laga doonayaa inay  hirgaliso  dib u habayn  wayn oo xagga dhaqaalaha ah,  waxaana  talaabooyinkaasi ka mid ah  in la jaro  shaqooyin   badan isla markaana  hoos loo  dhigo  kharashka ku…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Jamhuuriyada Jabuuti oo booqasho ku yimi Somaliland

                              Hargeysa feb 13,2012(qurbejoog.com)-Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Jamhuuriyada Jabuuti Mr.Siciid Cumar oo booqasho shaqo ku jooga caasimada dalka ee hargaysa ayaa cadeeyay in xidhiidhka Ganacsi iyo wax wada qabsi ee u dhexeeya labada dal uu marayo halkii ugu wanaagsanayd ilaa intii Somaliland jirtay. Gudoomiyaha oo Xogwaran gaar ah siiyay maanta wakaalada wararka ee Solna waxa uu…

                              Read More

                                Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Somaliland ayaa maanta gudoonsiiyay beeralay

                                Hargeysa Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Somaliland Prof Faarax Cilmi Geedoole iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gudoonsiiyay beeralayda deegaanada Xaraf,Xagal, Xareed iyo Dhaboolaq ee galbeedka Gobolka Maroodi jeex deeq isugu jirta agabka lagaga shaqeeyo wax soo saarka beeraha. Wasiirka oo ay weheliyaan madax ka tirsan wasaarada beeraha,aqoon yahano, iyo hay’da Concern World Wide oo…

                                Read More

                                  Syria oo ka badheedhay Baaq ka soo yeedhay Jaamacada Carabta

                                  Dimishiq Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Xukuumadda dalka siiriya  ayaa gaashaanka u dhufatay qaraarka  bayaanka ka soo baxay shirkii wasiiradda arimaha dibadda ee dalalka  jaamacadda carabta,eek u baaqaya in golaha amaanka Qaramada midoobay  u diro  ciidamo nabad ilaalin ah oo  ka dsocda dalalka carbeed iyo Caalamka. Qaraarkjan ka soo baxay  kulanka wasiiradda arimaha dibadda dalalka jaamacadda carabta ku yeesheen…

                                  Read More

                                    Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Kaysar Cabdilaahi oo ka warama muhiimada uu Soomaaliya iyo Somaliland u kala leeyahay Shirka London(DHEGEYSO)

                                    Ottawa Feb 13,2012(qurbejoShirka Britain ay Soomaalida u qabaneyso bishan 23keeda ayaan ilaa haatan waxa ka soo bixi kara aan laga warheyn iyada oo hadal heynta shirkuna sii badanayo. Hadaba si aanu waxa ka soo bixi kara shirkan ka wareysanay labo Mudaneyaal oo kal ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Xoghayihii hore ee warfaafinta UCID Md Kaysar…

                                    Read More