Britain pushing for new strategy in Somalia

    UNITED NATIONS: Britain is trying to galvanize international support for a new military and political strategy in Somalia that would intensify pressure on al-Shabab militants and try to pull the failed Horn of Africa nation back from the grip of pirates and terrorists. Britain’s U.N. Ambassador Mark Lyall Grant said Security Council experts are discussing a new…

    Read More

      Shirka Garowe2 oo maalintii labaad si habsami leh u socda iyo qodobo horudhac ah oo ka soo baxay

      Garowe, Feb 16, 2012(qurbejoog.com)-Shirka Garowe2 ee wadatashiga Dastuurka Soomaaliya ayaa maalintii labaad si habsami leh uga soconaya xarunta Jaamacadda Puntland iyadoo saaka ay ergooyinku isu qeybiyeen saddex qeybood kuwaasoo diirada saarayay arrimaha kala ah Federaalku waxa uu yahay iyo midka ugu haboon ee ay Soomaaliya xilligan qaadan karto, Dowlad Wanaaga iyo weliba hirgelinta Axdigii Garowe…

      Read More

        Est. 3,500 Somalis Working as Pirates: UN

        There are about 3,500 Somali people working as pirates, attacking and hijacking vessels in the Gulf of Aden and the Indian Ocean, according to Wayne Miller, an official from the United Nations Office on Drugs and Crime. The number of Somalis who have turned to piracy is greater than the 2,000 figure commonly cited in…

        Read More

          Gollaha Wasiirada KMG ah oo shir yeeshay maanta

          Muqdisho Feb 16,2012(qurbejoog.com)-Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xuseen Carab Ciise, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin laga dhageystay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway, magacaabis Taliyaha Ciidanka Asluubta, siyaasadda Isboortiga dalka, warbixinno laga dhageystey wasiiro iyo shirka London iyo in cunaqabateynta laga qaado dalka. Ugu horreyntii waxaa…

          Read More

            Mucaaridka Jabuuti oo ku kala qeybsamay mudahaarad dhawaan lagu wado in uu ka dhaco guddaha iyo dibeddaba

            Jabuuti Feb 16,2012(qurbejoog.com)-Waxa soo baxaya xog tibaaxeysa in mucaaridaka dalka Jamhuuriyada Jabuuti ay ku kala qeybsameen ka qeybgalka mudaharaad lagu wado maalmaha soo socda in ay sameyaan shacabka reer Jabuuti ee guddaha iyo dibedda. Shakigan ayaa yimi ka dib kolkii ay axsaabta mucaaridka qaar ka mid ahi aaney weli ka hadal ama ku booriyin shacabka…

            Read More

              Waa sidee xiriirka u dhexeeya wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland iyo Xukuumada inteeda kale?

              Hargeysa Feb 16,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland ayaa maalmihii u denbeeyay ay soo baxayeen in aanu wada shaqeyn wanaagsan la leheyn wasiirada ka tirsan xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wasiirka ayaan inta badan dalka joogin xaruna ka sameysatay dalka Kenya oo uu ku qaato waqti saaid ah iyada oo ay hawlaha wasaaraduna dayacan yihiin. Wasiirka ayaan…

              Read More

                Somaliland oo yeelatay Comandos

                Dararweyne Feb 15,2012(qurbejoog.com)-Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale), ayaa tababar ugu soo xidhay dugsiga tababarka ciidamada ee Dararwayne guutadii u horaysay ee kamaandaws ah oo ka tirsan ciidamada qaranka.   Xaflad loo sameeyay xidhitaanka tababarkaasi oo lagu qabtay dugsiga tababarada ciidamada Danab ee Dararwayne waxaa ka qayb galay taliyaha ciidanka qaranka Somaliland…

                Read More

                  Wasiirka ku-xigeenka Tacliinta Somaliland oo ka waramay Arday waxbarasho u tegeysa Sudan iyo qaar Muqdisho ku xaniban

                  Hargeysa Feb 15,2012(qurbejoog.com)-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Cali Xaamud Jibriil ay cadeeyay in todobaadkan ay dalka Suudan u diri doonaan 13 arday oo ka mid ah 50 arday oo sugayay deeq waxbarasho oo ay dawlada Turkigu u fidisay ardayda Somaliland.   Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada oo warbaahinta u waramayay…

                  Read More

                    Somali minister meets Burney

                    MOGADISHU: Somali Minister Ms Lul Abdi Aden called on Ansar Burney Trust International chairman Ansar Burney here, says a press release issued on Tuesday. They discussed women’s rights, specially increase in HIV and AIDS in women, female genital mutilation and other issues. Burney, also a former human rights minister, is on the visit to Africa…

                    Read More

                      Kenyan police seek stronger ties with Somali community

                      Kenyan security agencies have praised the Somali community in Nairobi for their co-operation in the on-going war against al-Shabaab. They said the fear of targeting Somalis is unfounded, and denied that security forces are biased in the war on terror. “The Somali community has been very helpful to the security organs in forwarding information about…

                      Read More

                        Somali Women Say “Consider Us for the Country’s Leadership”

                        MOGADISHU, Feb 15, 2012 (IPS) – As Somalia’s transitional government and various stakeholders meet Wednesday to discuss the inclusion of the country’s clans in the new government, women politicians have called for a greater role in the leadership of this East African nation. The Somali government, regional autonomies, civil society, and the non-militant Islamist group…

                        Read More

                          Somali MPs see ‘hidden agenda’ in London talks

                          A section of Somali MPs are petitioning Britain through its Nairobi Embassy to come clean on the upcoming London conference and its latest interests in the country. Talking to the Star yesterday in Nairobi ahead of February 23 planned UK meeting on Somalia, the MPs said they were suspicious of the meeting as Somali representatives…

                          Read More

                            Somalis rally against al-Qaeda and allied Shebab fighters

                            Hundreds of Somalis marched through the war-torn capital Mogadishu on Wednesday in a rare open protest against Islamist Shebab insurgents and their al-Qaeda allies. “Down with al-Qaeda! Down with al-Shebab!” the crowds chanted, as they marched through the streets near the presidential palace, passing areas recently hit by suicide and car bomb attacks set off…

                            Read More

                              Xidhiidhka Jabuuti iyo Somaliland oo hoos u dhac ku yimi,maxay tahay sababtu?

                              Jabuuti Feb 15,2012(qurbejoog.com)-Cilaaqaadka Jabuuti iyo Somaliland ayaa waxa soo wejahay caqabad loo caal la’yahay intii ka danbeysay wareysi uu madaxweynaha Jabuuti dhawr bilood ka hor siiyay jariirad Faransiiska ka soo baxda oo uu ku sheegay in Somaliland ay ku degdegtay ku dhawaaqida gooni isu taaga. Safar uu dhawaan ku tegay madaxweynaha Somaliland dalka Jabuuti ayaa…

                              Read More

                                Hogaamiyaha isbeheysiga Horumarka iyo dimuqraadiyada Jabuuti Xuseen Candhoole oo baaq isu soo baxa u jeediyay shacabka Jabuuti(DAAWO)

                                Ottawa Feb 15,2012(qurbejoog.com)-Hogaamiyaha Isbeheysiga Horumarka iyo Dimuqraadiyada ee dalka Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa maanta baaq uu soo saaray ku booriyay mujtamaca reer Jabuuti in ay gudo iyo dibedba si wada jira ugu soo baxaan. Isu soo baxan uu mudanuhu ku baaqay oo lagu weyneynayo maalintii sanad ka hor February 18 ay shacabka…

                                Read More