Turkiga oo duqeeyay Woqooyiga Ciraaq

    Stanbul Feb 13,2012(qurbejoog)-Saraakiisha  ciidamada Turkiga   ayaa  maanta  sheegay in  di yaaradahooda  dagaalku  ay  duqeyn  cirka  ah  u geysteen  laba  goobood  oo  ku  yaala  waqooyiga  ciraaq,  oo lagu  tuhunsanaa  in  ay  ku sugnaayeen  kooxo  ka  tirsan   jabhadda  “p.K.K”.   Saraakiisha  Turkigu  waxa ay  intaasi ku dareen in labadaasi  goobood  ee ay  duqeeyeen  inay  ku yaalaan  koonfurta …

    Read More

      Taliyaha Ciidamada Mareykanka oo booqanaya Masar

      Qahira Feb 13,2012(qurbejoog.com)-Taliyaha  guud ee ciidamada  Maraykanka  oo booqasho laba cisho  ah ku joogay  caasimadda  dalka  Masar   ayaa kulano  la yeeshay  madaxda  golaha  Militariga  ee dalkaasi,  iyagoo  ka wada  hadlay  xidhiidhka  labada dal  oo baryahan soo dhex galay  mad madaw. Taliyaha  guud ee ciidamada  Maraykanka  oo  lagu  magacaabo  General  Mark Deems waxa  ay  booqashadiisu  ka…

      Read More

        AU forces to attack Shebab stronghold

        MOGADISHU — African Union forces in Somalia are planning to attack a stronghold town of Al-Qaeda-linked Shebab rebels to the west of the war-torn country’s capital, a commander said Sunday. Audace Nduwumunsi, the AU force’s deputy commander, said the troops are planning to raid Afgoye town, which is some 30 kilometres west of Mogadishu and…

        Read More

          Guddoomiyaha Xuquuql Insaanka Somaliland oo xukuumada ku taageeray ka qeybgalka Shirka London

          Hargeysa Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Gudoomiyaha Isbahaysiga Xuquuqul iinsaanka Saleebaan Xuquuq oo shir jaraa’id maanta ku qabtay huteelka imperial ee caasimada hargaysa ayaa sheegay in isbahaysigoodu ay taageersan yhiin ka qayb galka xukuumada ee shirka dabayaqaada bishan lagu qaban doono Magaalada London ee Cariga Ingiriiska . Waxa uu Gudoomiyahan isbahaysiga xuquuqul iinsaanku sheegay inay horeba u soo jeediyeen…

          Read More

            Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Iyo Jabuuti oo Mansoor ku qaabilay hayad Dawooyinka soo saarta oo Britain laga leeyahay

            Hargeysa Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Agaasimaha Guud ee wasaaadda caafimaadka Jsland Mr,Axmed Cabdi Nuur, ayaa maanta ka qayb-galay kulan loo qabtay shirkadda Daawooyinka soo saarta ee G.S.K, ee dalka Ingiriiska, taasi oo ah shirkadda labaad ee shirkadaha  soo saara daawooyinka  dalka Ingiriiska, keeni doonta daawooyinka  dalka Somaliland , kulan-kaasi oo lagu  qabtay Huteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa. Kulankan…

            Read More

              Maxaa ka jira in reer Buhoodle dibedda dhigeen Maamulkii dhawaanta looga dhawaaqay Taleex ee Khaatumo?

              Buuhoodle Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Sida ilo wareedyo ku sugan degmada Buuhoodle u sheegeen somalidiasporanews.com waxa beryihi ina dhaafay ay wax garadka degmada Buuhoodle ku jireen shirar wada tashi oo ay uga fiirsanayaan maamulka Khaatumo State oo damacsan in xarun uu ka dhigto degaankooda. Sida ilo wareedyadu tibaaxayaan waxa ay dadka degaanka iyo waxgaragka degmeda Buuhoodle isla qaateen…

              Read More

                Xisbga Talada Jabuuti haya oo ku guuldareystay doorashooyinkii gooleyaasha degaanka iyo sharaxaad ay ka bixiyeen Mucaaridka

                Jabuuti Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Isbaheysiga haya talada dalka Jabuuti ee UNP ayaa guuldaro ka soo wejahday doorashooyinkii golleyaasha degaanka ee dalkaasi dhawaanta ka dhacay. Doorashooyinka oo ay qaadeceen dhamaan axsaabta dalkaasi ayaa waxa xukuumada kula tartamay urur cusub oo ay ku jiraan siyaasyiin madax banaan oo la baxay RADD. RADD ayaa ku guleeystay kuraasidii u badneyd ee…

                Read More

                  Ruushka oo qalalaasaha Syria ku eedeeyay reer Galbeedka

                  Moscow Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Afhayeen  u hadlay  maanta  wasaaradda  arrimaha  dibadda ee dalka  Ruushka   ayaa  ku eedeeyey  in maamulka  Maraykanka  iyo  dawladaha  midawga  Yurub  ka dembeeyaan  rabshadaha  iyo dagaalada ka socda  dalka  Suuriya. Afhayeenkani  waxa  uu si  cad  u sheegay in Maraykanka  iyo dawladaha  Midawga  Yurub  ay  hubaynayaan  kooxaha  mucaaridka   ee dalka  Suuriya, iyagoo  furay  xarumo  lagu …

                  Read More

                    Dawlada libiya oo Niger ka dooneysa Inan uu Dhalay Qadafi

                    Tripoli Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Xukuumadda ku meel  gaadhka ah  ee dalka  Liibiya, ayaa  maanta  u gudbiyey  cabashooyin  iyo eedeymo dawladda Niger  oo ku saabsan  wiil  uu dhalay  Hogaamiyihii  hore  ee dalkaasi  Liibiya,  laguna  magacaabo  Sacad  Qadaafi  oo magan  galyo  siyaasadeed  ku  jooga   dalka  Niger. Xukuumada Liibiya  waxa  ay  cabashooyinkeeda ku sheegtay inuu Mr  Sacad  Qadaafi  ku hawlan…

                    Read More

                      William Hague:waxaa soo dhaweyneynaa ka soo qaybgalka madaxweynaha Somaliland,Si ay Somaliland ugu soo gudbiso waayo aragnimadeeda dhismaha nabadeyta gobalka

                      London Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Aqalka golaha wakiilada ee wadanka Britan ayaa dood ka yeeshey bishan 9keedii. Shirkan la filayo in 23ka bishan uu ka furmo London, shirkan oo sida lala wada wada socdo loo qabanayo qadiyada cakiran ee wadakanka Somalia. Wasiirka arimaha dibada ee Brintan Mr William Hague ayaa warbixin ku siinayey qaar ka mid ah xubnaha…

                      Read More

                        Urur siyaasadeedka Nasiye ayaa qaabilay Dhaliyaro Ka tirsan Axmed Dhagax oo ku soo biiray ururkaasi

                        Hargeysa Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Dhalinyaradan ku soo biirtay Ururka Nasiye ayaa lagu Qabtay Hudheel Hadhawanaag.waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiinta sarsare ee  Ururkaasi oo u hogaaminayo Gudoomiyaha koowaad ,iyo Xoghayaha Ururka Nasiye. Waxaana ugu horeyntii halkaasi ka hadlay Aadan Maxamed Aadan oo ku hadlayay afka dhalinyarada ku soo biirtay Ururkaasi,isagoo…

                        Read More

                          Argentine oo eed u jeedisay Britain

                          Buenos Aires Feb 11,2012(qurbejoog.com)-wasiirka arimaha dibada ee dalka arjantiin Mr.Hiktor  Tambar Man,ayaa maanta ku eedeeyey, in Xukuumada Ingiriisku Dagaal ka aloosayso,Jasiiradaha Foklaan,iydoo halkaasi halkaasi keentay  ciidamo fara badan iyo  Maraakiib dagaal oo wata Hubka Nuckliyeerka. Waxaana Xukuumada Arjantiin Todobaadkan,u gudbisay Jimciyada Qaramada Midoobay dacwad ka dhan ah Xukuumada Dalka Ingriiska,oo ku saabsan jasiirada Foklaan oo…

                          Read More

                            Sucuudiga oo wada qorida qaraar ka dhan ah xukuumada Syria

                            Riyad Feb 11,2012(qurbejoog.com)- Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa maanta Diyaarinaysa Mashruuc qaraar ah oo ay u soo bandhigayso Jimciyada Qaramada Midoobay kaasi oo ku saabsan sidii xaalada cakiran ee dalka Suuriya loo dejin lahaa. Waxana Mashruuca qaraarkani yahay kii todobaadkii hore wakiilada labada dawladood ee Ruushka iyo Shiinaha ku laaleen diidmada Qayaxan ee fiitaha,haseyeeshee fadhigan Qaramada…

                            Read More

                              Burma oo ay ka bilaabatay Olole Doorasho

                              RangoonFeb 11,2012(qurbejoog.com)-Gabadha   Xuquuqda Aadmaha  u Halganta ee Dalka Barma Ms. Aung Sun su Chi, ayaa maanta Bilowday Markii u horeysay Olole  ay doonayso  inay kaga qayb gasho Doorasho Baarlamaan oo dalkaasi ka qabsoomi doonta  Bisha Abril ee sanadkan. Waxaana magaalada Raangoon ee dalkaasi isugu soo baxay Kumanyaal qof oo soo dhawaynaya Doorashada ay ka qayb…

                              Read More

                                Naadiga Xuquuqul Insaanka Jabuuti iyo Guddida Xeer-beegtida Dunida oo wada Jir u dalbaday siideynta shaqsiyaad u xidhan xukuumada Jabuuti

                                Jabuuti Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Naadiga Xuquuql Insaanka Jabuuti (LDDH) iyo Guddida Xeerbeegtida Caalemiga ah ee (ICJ) ayaa wada jir u saarar baaq ay ugu jeedinayaan Xukuumada Jabuuti in ay ku sii deyso shaqsiyad uu ka mid yahay xaakim Suleymaan,rag u ololeeya xuquuqda adanaha iyo Suxuufiyiin dhawaan xabsiga loo taxaabay. Guddida (ICJ) ayaa xusay in Xaakim Suleymaan lagu…

                                Read More

                                  Maxey tahay sababta Shabaabku haatan ugu biireen Al Qaacida?

                                  Muqdisho Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya ayaa maalinimadii shalay aheyd Shaacisay in ay ku biireen kooxada Al Qaacida ee dunida oo idili dagaalka kula jirto. Madaxa Al Qacida Ayman Al Sawahiri ayaa dhankiisa sheegay in ay soo dhaweeynayaan isla markaana ay Shabaabka ka aqbaleen in ay la midoo baan. Dhawr siyaabood…

                                  Read More

                                    Doon siday Tahriibeyaal oo ku degtay Gacanka Cadmeed

                                    Bosaso Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Doon siday dad Tahariibeyaal ahaa oo tiradooda lagu sheegay 58 ayaa ku qalibantay badda Gacanka Cadmeed todobaadkan,ka dib kolkii doontii ay la socdeen ay ciladi curyaamisay. Doontan oo todobaad ka hor ka shiraacatay xeebta Bosaaso ayaa kolkii mudo gaaban ay badda ku jirtay ciladi ay curyaamisay matoorka,ka dibna waxa doontu ay mudo dhawr…

                                    Read More