Afgaanistaan oo la baadi goobayo sarkaal dil u geystay laba askari oo ka tirsan Ciidamada M areykanka

    Kabul Feb 26,2012(SDN)-War ka soo baxay xukuumadda afganistaan ayaa waxa uu sheegayaa in la raadinayo sarkaal ka tirsan  sirdoonka dalka afganistaan ,kaasi oo lagu tuhun san yahay inuu ku dilay laba  sarkaal oo maraykan ah sabtidii xarunta wasaarada daakhiliga  dalka afganistaan ka dibna baxsaday. Wakaaladda wararka ee France press ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsan…

    Read More

      Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland oo hambalyo u diray Madaxweyne Siilaanyo iyo shacabkii ka qaybgalay mudaharaadkii ka dhacay barxada 10 Down Street

      Hargeysa 26, Feb.2012n (Qurbejoog.com)- Xafiiska xidhiidhka jaaliyaddaha dibadda ee Somaliland, ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku hambalyeeyay ka qaybgalkiisa shirkii London ee Soomaaliya. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed xafiisku soosaaray, waxa kale oo uu xafiiska xidhiidhka jaaliyadduhu hambalyo u diray shacabkii ka qaybqaatay isu-soo-baxii laga hor sameeyay xafiiska Raysal-wasaaraha UK ee 10 Down Street, wuxuuna warsaxaafadeedkaasi u dhignaa…

      Read More

        Rugta Ganacsiga Somaliland oo ka hadashay Markab u rarnaa ganacsato muwaadiniin ah oo Budhcad-baddeeda u afduuban

        Hargeysa, 26, February 2012 (Qurbejoog.com)- Masuuliyiinta Rugta Ganacsiga Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay Markab u rarnaa Ganacsatada Somaliland oo todobaadkii hore Budhcad-baddeed Soomaaliyeed ku afduubeen Xeebaha dalka Cumaan. Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shukri ayaa sheegay in Markabkaasi u rarnaa in ka badan 500 oo ganacsato reer Somaliland ah, waxaanu baaq u diray…

        Read More

          Raiisul Wasaare Gaas:Reer Galbeedka waxaanu la wadaagi doonaa Kheyradka Soomaaliya hadii ay gacan na siiyaan

          London Feb 26,2012(SDN)-Raiisul Wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali ayaa saxaafada u sheegay in Soomaaliya ay la wadaagi doonto reer Galbeedka hadii ay gacan ka siiyaan la dagaalanka kooxda Al Shabaab. Raiisul Wasaaraha ayaa intaa raaciyay in dalkiisu u baahan doono maal gashi lagu soo saaro shidaalka faraha badan ee dalka ku jira,ka…

          Read More

            Sarkaal ka tirsan ciidamada Mareykanka oo sheegay in dalkiisu aanu Iran iska hortaagi karin Nuclearka

            Washington Feb 26,2012(SDN)-Mas’uul sare oo ameerikaan ah ayaa sheegay in Washington aanay awood u lahayn xiligan inay Iran ka mamnuucdo samaysashada hubka wax baabi’iya ee Nuclier-ka. Taliye sare oo hore uga tirsanaa hogaanka Ciidamada maraykanka JameS Cathirine ayaa shaaciyey in hadii ay iran niyada ku hayso inay samaysato hubka Nuclier-ka aanay ameerikaanku diyaar u noqonayn…

            Read More

              Eritrea criticises Kenya over Somalia incursion

              ERITREA has criticised Kenya’s military incursion into Somalia, saying that it is worsening and undermining the country’s peace process. In a statement directed at the Kenya Defence Forces and their Ethiopian counterparts who have crossed into Somalia, and likely to spark off another round of diplomatic row, the Eritrean Ministry of Foreign Affairs dismissed the…

              Read More

                Somali crisis demands humanitarian Marshall plan

                The premier British faith-based charity, Muslim Aid, urged the Lancaster House Conference on Somalia to devise and implement a Humanitarian Marshall Plan. “The Foreign & Commonwealth Office’s initiative is timely and welcome” said Muslim Aid Chair, Sir Iqbal Sacranie. “This blighted country has been a victim of two different kinds of political interventions; seemingly well-meant…

                Read More

                  Yemen oo madaxweynaha cusub maanta la dhaariyay

                  Sanca Feb 25,2012(SDN)-Madaxweynaha cusub ee Yemen Cabdo-Rabbo Mansuur Haadi ayaa saaka oo sabti ah lagu hor dhaariyey baarlamaanka dalkaasi, ka dib markii uu guul ka soo hooyey doorashooyin degdeg ah oo todobaadkii u dambeeyey la qabtay, kuwaasoo soo afjaray xukunkii 32 sano ahaa ee Cali cabdallah Saalax oo isagu isla saaka dib ugu soo noqday…

                  Read More

                    Galmudug oo diiday in Hobyo uu ku xidho Markabkii reer Somaliland u rarnaa ee Burcadu dhawaanta qafaalatay

                    Hobyo Feb 25,2012(SDN)-Taliyaha Qaybta Booliska ee Maamul goboleedka Gal mudug Cabdi weli Xasan Xirsi ayaa sheegay caawa in Markab u rarnaa ganacsato reer somaliland oo ay koox budhcad badeed ahi la soo galeen xeebahooda ay maanta ka saareen isla markaana uu galabta u shiraacday dhinaca biyaha Puntland. Taliyahan oo Khadka Telefoonka Caawa ugu waramayay Weriye…

                    Read More

                      Guddoomiye Faysal Cali Waraabe:Kolkii madaxweyne Axmed Siilaanyo la fadhiisiyay goobtii Madaxweyneyaasha ayay cadawgii Somaliland afka labadii yeedheen(DHEGEYSO)

                      London Feb 25,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa nooga waramay ka qeybgalkii Somaliland ee shirkii Soomaaliya loogu qabtay magaalada London ee ay marti gelisay dawlada Britain. Guddomiye Faysal waxa uu nooga waramay hab maamuuskii lagu soo dhaweeyay wefdigii balaadhnaa ee ka socdey Somaliland iyo sida ay u arkeen wefdigii ka socday Soomaaliya kolkii lagu…

                      Read More

                        Shaqaalaha 14 Hay’adaha kala duwan ee Dawladda ka tirsan oo imtixaan u fadhiistay

                        Hargeysa, 25, February 2012 (SDN)- Hay’ada Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa maanta tiradii ugu badnayd ee shaqaale dawladdeed ah ka qaaday imtixaanka qiimaynta. 14 hay’adood ka mid ah hay’adaha kala duwan ee dawladda shaqaalahoodii ayaa maanta iyo bari u kala fadhiisanaya imtixaanka qiimaynta shaqaalaha oo muddooyinkii u dambeeyay ay Xukuumadda Siilaanyo ku hawlanayd. Furitaankii imtixaanka oo…

                        Read More

                          Xukuumadda oo burisay ballan-qaadkeedii Shaqaalaha Imtixaanka ka gudbi waaya

                          Hargeysa, 25, February 2012 (SDN)- Hay’ada Shaqaalaha Dawladda          Somaliland ayaa ku wargelisay shaqaalaha hay’adaha kala duwan ee dawladda in ciddii ka gudbi wayda imtixaanka qiimaynta ah aanay u hayn ku talogal, isla markaana qofkii imtixaanka dhacaa uu iska tagayo. Guddoomiyaha Hay’ada shaqaalaha oo maanta la hadlayay 190 shaqaale ah oo ka tirsan hay’adaha kala…

                          Read More

                            Mudanayaasha Guurtida oo Ansixiyay Ajandahooda

                            Hargeysa, 25, February 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay ajandaha kal-fadhiga 46aad, kaasoo ka koobnaa lix qodob. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Guurtida Sh. Axmed Nuux Furre waxa madasha ka soo xaadiray 44 mudane, waxaana ogolaaday ajandahaas 36 mudane, waxa diiday 4 mudane, waxaana ka aamusay saddex…

                            Read More

                              Koox dagaalo kula jirta Puntland oo ku biirtay Al Shabaab.

                              Gal-gala Feb 25,2012(SDN) Maanta ayaa Koox ka dagaalanta deegaanka Buuralayda Gal-gala ee duleedka Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari waxa ay shaaca ka qaadeen inay ku biireen Ururka Al Shabaab oo la xusuusan yahay in horaantii bishan ay ku biireen Ururka Al-qaacidda. Hogaamiyaha Kooxdaasi oo lagu magacaabo Sheekh Yaasiin Khaalid Cismaan “Yaasiin Kilwa” ayaa waxa uu…

                              Read More