Seychelles to transfer convicted pirates to Somali

    Seychelles President James Michel and President Ahmed Mohamed Silanyo of the Republic of Somaliland have discussed the transfer of convicted Somali pirates currently in prison in Seychelles, to Somaliland to service their sentences. The two leaders signed a joint statement to recognize their joint concern about the serious impact piracy has on the region and…

    Read More

      Gabiley: Hoggaamiyaha eedaysaneyaal ay dawladdu raadinaysay oo lagu qabtay Hawlgal Ciidanku sameeyay

      Gabiley 25, Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka Amaanka Somaliland, ayaa galabta gacanta ku dhigay Mr. Maxamed Maxamuud Cawaale oo ku magac-dheer Cawar-xareed oo ka mid ahaa koox ay dawladdu in muddo ah qabashooda ku hawlanayd. Mr. Cawar-xareed oo wasiirka Daakhiliga Somaliland ku tilmaamay hoggaamiyaha 9 nin oo ku eedaysan dilka saddex qof oo shacab ah oo horaantii…

      Read More

        Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo kulan la yeeshay wefti ka socday shirkadda TOYOTA oo Hargeysa yimi

        Hargeysa 25. Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland, ahna kusimaha Madaxweynaha ee xilligan Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylici), ayaa kulan la yeeshay wefti ka socda shirkadda TOYOTA MARILL oo socdaal ku yimi Hargeysa. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed Madaxtooyadu soosaartay, Kusimaha Madaxweynuhu waxa uu weftigan ku qaabilay xafiiskiisa, wuxuuna warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan; “Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna ku…

        Read More

          Hague should watch his words. British meddling may lead to Somalia’s demise

          Thursday’s London conference on Somalia is portrayed as a bold attempt, in the words of the foreign secretary, William Hague, “to change the dynamic from one of inexorable decline to an upwards trajectory of gradually increasing stability”. The hope is to diminish the considerable internal and external dangers posed by “the world’s most failed state”….

          Read More

            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo kulan la qaatay Raysul Wasaare Cameron

            London Feb 22,2012(SDN)-Ra’isal Wasaaraha Dawlada Ingiriiska David Kamaroon ayaa Maanta si gaar  ah ugu qaabilay Xafiiskiisa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” iyo Weftiga uu hogaaminayo ee Ku Sugan Magaalada London. Banaan baxa weli noociisu hore uga dhicin dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa lagu beegay xili uu Ra’isal Wasaaraha Ingiriisku isu diyaarinayay Kulan uu…

            Read More

              Xeer Ilaaliyaha Somaliland oo soo dhaweeyay xeer ay ansixiyeen Gollaha Wakiilada

              Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Xeer Ilaaliyaha Guud ee   Qaranka Mudane Xasan Axmed Aadan ayaa Hambalyeey go’aankii ay Golaha Wakiiladu ku meel mariyeen xeerka la dagaalanka Budhcad badeedka iyo kala wareejinta Maxaabiista. waxa uu Xeer ilaaliyaha Guud iftiimiyay in Xeerarkani yihiin kuwo baahi weyn loo qabay isla markaana wax weyn ka tari doona Ciqaab marinta iyo Maxkamadaynta eedaysanayaasha…

              Read More

                Arday maanta u anbaxday dalka Maleesiya oo deeq waxbaro ka heleen

                Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada Khadar Axmed Diiriye oo uu weheliyo Agaasimaha Fulinta Xidhiidhka Jaaliyadaha ee Wasaarada Arrimaha Dibada C.Casiis Axmed Muuse ayaa Maanta sii Sagootiyay Lix arday oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacada Al-Bukhaari ee dalka Maleesiya . Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada iyo Agaasimaha Fulinta…

                Read More

                  Hargeysa oo lagu qabtay munaasibad lagu weyneynayo Afka Hooyo

                  Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Somaliland Mudane C.laahi Jaamac Cismaan “Geel Jire” ayaa ka qayb galay Munaasibad lagu xusayay Maalinta afka hooyo ee Soomaaliga oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Admas. Waxaa Munaasibadan soo qaban qaabisay Jaamacada Admas iyo Ururka PEN kaas oo ay ka qayb galeen maamulka,ardayda, macalimiinta,  Aoon yahano iyo…

                  Read More

                    Banaan-bax Noociisa aan hore loo arag oo reer Somalilanmd ay ku qabteen London

                    London Feb 22,2012(qurbejoog.com)-Shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Brutain ayaa manta isu soo bax balaadhan ka hor sameeyay xafiiska Reysul wasaaraha dalkaasi xili uu la kulmayay madaxweynaha Somaliland. Shacabka reer Britain ayaa isu soo baxooda waxa ay ku muujinayeen goaankooda qadiyadeed ee gooni isu taaga Somaliland. Sidoo kale waxa isu soo baxayaashu u jeedinayeen…

                    Read More

                      Iran oo bilowday dhoolatus ciidan

                      Tehran Feb 22,2012(SDN)-Dawlada Islaamiga ah ee dalka Iraan ayaa Maanta bilowday Dhoola tus Milateri oo socon doona mudo afar cisho ah kaas oo ujeedada laga leeyahay ay tahay sidii loo difaaci lahaa xarumaha Nukliyeerka ee wadankaasi hadii weerar lagu soo qaado. Xukuumada Tehraan ayaa balan qaaday inay jawaab deg deg ah ka bixin doonto cid…

                      Read More

                        Reer Yurub oo kaabay Dhaqaalaha Giriiga,maxeyse xaalada ka bedeleysaa?

                        Brusselles Feb 22,2012(somalidiasporanews.com)-Dawladaha ku bahoobey midawga Yurub ayaa isu gabal dhacsaday si ay uga gaaraan goaan in dawlada Giriiga la amaahiyo wejigii labaad ee lacago lagu bari taarayo dhaqaalaha dalkaas musalafka qarka u saaran. Dawladaha Reer Yurub ee wadaaga lacagta ayaa in dhawaalaba eegayay in Giriigu fuliyo shuruudo ay ku xidheen bixinta amaahaha dalkaasi sida…

                        Read More

                          Kenya oo Shabaabka ku eedeysay in ay cunaqabateynayaan shacabka Jubooyinka

                          Nairobi Feb 22,2012(SDN)-Dawlada Kenya ayaa ku eedeysay kooxda Al Shabaab ee ka arimisa inta badan konfurta Soomaaliya in ay ogaan isaga hortaagtay raashin dadka ku hoos nool maamulkooda. Dawlada Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeedu intooda badani ay todobaadyadii la soo dhaafay ku hawlanaayeen raashin qeybin halkii ay ka fulin lahaayeen hawgalo ka dhan ah shabaabka….

                          Read More