Jaamacadda Addis Ababa Medical College qaybteeda Hargeysa oo la inqilaabay, maxay tahay sababtu?
Jaamacadda Addis Ababa Medical College oo ka mid ah Jaamacadaha gaarka loo leeyahay kana dhisan dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia, isla markaana lagu barto Culuunta Caafimaadka, ayaa 2008-dii laan ka furatay Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa. Iyadoo wakhtigaas ay baahi aad u badan ka jirtay barashadda dhinaca culuunta caafimaadka iyo cilmiga dhakhtarnimadda….
