Ergeyga QM iyo Jamacada Carabta u qaabilsan Syria oo wadahadal ugu baaqay dhinacyada dalkaa isku haya,beritona lagu wado inuu Dimishiq gaadho

    Dimishiq Mar 10,2012(SDN)-Ergeyga gaadhka ah ee QM iyo Jaamacada Carabta Koffi Anan ayaa dhinacyada isku haya talada dalka Syria ugu baaqay wadahadal si loo soo afmeero colaada galaafatay shacab faro badan oo dalkaa ku noolaa. Mr Anan ayaa sheegay in tilaabo ciidan oo la qaadaa ay xaalada uga sii dari doonto. Hadalka ka soo yeeray…

    Read More

      Benefits – and risks – of Puntland oil

      NAIROBI (IRIN) – The recent discovery of oil deposits in the self-declared autonomous region of Puntland, northeastern Somalia, could improve its population’s livelihoods as long as it is handled properly, officials and locals told IRIN. “The discovery of a valuable natural resource anywhere in Somalia is welcome and it should benefit all the people of…

      Read More

        Xayaysiinta iyo xeeladda ku jirta!

        Kadib lafo-gur badan oo aan ku sameynay shirkaddaha iyo ganacsiyadda  kala duwan ee ka jira jamhuuriyada Somaliland gaar ahaan magaaladda hargeysa. Iyadoo aan aad ugu kuur galnay Shirkadaha wax xayeysiiya iyo weliba waxa ay qabtaan, ayaa aanu jeclaysanay inaanu dadka u soo bandhigno natiijaddii ka soo baxday baadhistayadaas la xidhiidhay, Meheradda ganacsiga iyo siday ugu…

        Read More

          Midawga Yurub oo Somaliland ugu deeqay 3.8 Million EUROS

          Hargeysa Mar 09,2012(SDN)-Midawga Yurub ayaa shaaca ka qaaday in ay aduun dhan 3.8 million oo euro ku bixineyso hirgelinta mashruuca Berbera Coridoor oo ah mid isku xidhaya dekedda Berbera iyo Itoobiya. Mashruucan oo si weyn gacan uga geysan doona isku xidhka dhaqaale ee dalalka Geeska Africa ayaa waxa dhawaan la gudo geli doonaa qiimeynta saameynta…

          Read More

            Sheekh Shariif oo maamul goboleed laga hoos sameeyay

            Muqdisho Mar 09,2012(SDN)-Magaalada Muqdisho waxa maanta looga dhawaaqay maamul goboleed ay yeelanayaan gobolada Banadir iyo labada Shabeele. Madaxweynaha DFKMG ah Sheekh Shariif ayaa mudo dhawr sano ah ishortaag ku sameynayay maamulkan. Isku day ay sameeyeen masuuliyiinta ku hawlanaa aasaaska maamulkan Ex-Banadir ayaa waxa si toosa isku hortaagay Sheekh Shariif. Sheekh Shariif ayaa garwaaqsan in maamulkani…

            Read More

              Ku simaha Raaisul Wasaaraha DFKMG ah oo qeyrul sharci ku tilmaamay Ictiraafka Khaatumo

              Muqdisho Mar 09,2012(SDN)-War murtiyeed maanta ka soo baxay xafiiska ku-simaha Raiisul Wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya ahna Wasiirka Xanaanada Xoolaha Md Maxamed Maxamuud Ibrahim ayaa shaaca looga qaaday in sifadii madaxweyne Sheekh Shariif ee uu ku aqoonsaday maamulkii looga dhawaaqay Taleex ee Khaatumo aanu sharciga dalka waafaqsaneyn. Ku-simaha raiisul Wasaaraha ayaa sheegay in kolkii uu…

              Read More

                Diaspora for development

                Somalis living abroad send home more than US$1 billion – perhaps even as much as $2 billion – every year, and they have kept on doing so, despite bureaucratic obstacles. Now a report commissioned by the UN Development Program (UNDP) considers how the outside world can help Somalis abroad contribute to the country’s development. Almost…

                Read More

                Peyton Manning OO Ka Haajirey Naadigiisii Muxuuse Qoonsadey?

                Indianapolis Colt-Mar-08-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxayny maanta ku la fagureynaa Xiddigii reer Indianapolis Colt (Quarter Back) Peyton Manning oo maanta ku dhawaaqey inuuna u sii ciyaareynin naadiga muxuuse qoonsadey? Xiddigan oo muddooyin badan la daala dhacayey dhaawacyo ka soo gaadhay qoorta kasbadeyna in afar jeer la qalo,taas oo u horseedey inuu ka soo xaadriwaayo siisankii aynu soo…

                Read More

                  Somali women call for better roles in country

                  MOGADISHU, Mar 8 – As Somali women celebrated International Women’s Day with various ceremonies in many parts of the country, calls for greater roles for women in national affairs have been voiced by women leaders.   The occasion were marked with marches and rallies in the Somali capital city of Mogadishu and various ceremonies held…

                  Read More

                    Wasiirka Beeraha Somaliland oo gaadhay magaalada Caynaba iyo nuxurka kulamo dhexmaray maamulka deegaannadaas

                    Caynaba, 09, Mar (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoole) oo maalmihii u dambeeyay socdaal ku marayay deegaanada bariga Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Caynaba, isagoo u kuurgalaya xaaladaga beeralayda deegaanaddaas. Wasiirka Beeraha ayaa markii uu gaadhay deegaankaas waxa uu kulamo la qaatay maamulka gobolka Saraar iyo degmada Caynaba iyo qaar ka mid…

                    Read More

                      Sh. Shariif oo hadal-haynta Somaliland ku badan tahay, Shirkii London ka dib, waa maxay sababtu?

                      Hargeysa, 08, Mar 2012 (SDN)- Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliyaa Sheekh Shariif muddooyinkii u dambeeyay hadal-hayntiisu ku badan tahay Somaliland, iyada oo aan hore looga baran inuu soo hadal qaado arrimaha Somaliland. Intii ka dambaysay Shirkii London Shariif wuxuu warbaahinta kaga hadlay wada hadal ay dawladdiisu la galayso Somaliland, isla markaana waxa uu dhawaan…

                      Read More

                        Somaliland to Be Part of Ethiopian Grid

                        The Ethiopian Electric Power Corporation is planning to put the south-eastern border town of Somaliland on Ethiopia’s grid. Initial work to install electric transmission lines have been launched in the early although it is not yet known when the Corporation plans to begin electric transmission according to sources. Ethiopia and Somaliland are negotiating an agreement…

                        Read More