Ottawa: Chicken brochettes, Somalian-style, at Sambuza Village

    Scribbling away furiously, I ask the owner of Sambuza Village, Mohamed Mohamud Elmi, how he spices his chicken brochettes. They’re so delicious. Even one bite gives an idea: the meat’s deep-fried crispy exterior (no breading) gives way to a pale, juicy tenderness. “Paprika, right?” I’m sure I’ve identified one. Elmi grins, sitting down genially at the…

    Read More

      Wasiirka Warfaafinta iyo Xildhibaanno dalka dib ugu soo laabtay

      Hargeysa, 07, Mar 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade iyo xubno ka tirsan Goleyaasha Sahrci dejinta oo ka mid ahaa weftigii dhawaan Somaliland uga qaybgalay Shirkii magaalada London loogu qabtay Soomaalida ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Wasiirka iyo xubnaha uu hogaaminayay oo dalka ka soo galay dhinaca xuduudka Itoobiya iyo Somaliland…

      Read More

        Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo soo bandhigay qodobo sal-dhig u ah ka qaybgalka Doorashada Deegaanka

          Hargeysa, 07, Mar 2012 (SDN)- Guddida Diiwaangelinta Ururradda Siyaasadda Somaliland ayaa maanta qodobo sal-dhig u ah ka qayb galka doorashadda Golaha deegaanka ee la filayo in ay dalka ka dhacaan soo bandhigay.   Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay afhayeenka Diiwaangelinta ururada somaliland Xasan Axmed Ducaale (Xasan Macalin) oo uu nuqul ka mid ahi soo…

        Read More

          Xidhiidhka Kubadda Cagta oo soo bandhigay waxqabadkiisa sannadkii tagey

          Hargeysa, 07, Mar 2012 (SDN)- Xidhiidhka Ciyaaraha Kubadda Cagta Somaliland ayaa maanta soo bandhigay waxqabadkooda sannadkii tagey ee 2011-ka. Munaasibada bandhiga wax-qabadka oo lagu qabtay Hotel Imperial ee magaalada Hareysa ayaa waxa ka qaybagalay Wasiirada Madaxtooyada, Ganacsiga, Maareeyaha Madbacada qaranka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha, madaxda Xidhiidhka Kubadda Cagta, Ciyaartoy iyo marti sharaf kale. Waxqabadka…

          Read More

            Ciidamo reer Jabuuti ah oo lagu laayay Muqdisho

            Muqdisho Mar 07,2012(SDN)-Labo ka mid ah Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah kuwa Africa ee Muqdisho jooga ayaa lagu dilay xero ay kaga jiraan magaalada caasimada ah,ka dib kolkii ruux aan la garanin ku tuuray walxaha qarxa. Waa ciidamadii u horeeyay ee ka socda Jamhuuriyada Jabuuti ee ku dhinta magaalada Muqdisho tan iyo intii 900…

            Read More

              Liibiya oo cagta saartay wadadii Soomaaliya,maxeyse talaabadani uga dhigan tahay reer Galbeedka

              Bengazi Mar 07,2012(SDN)-Madaxda qabaail iyo malayshiyada  hubaysan ee ku sugan bariga  dalka Liibiya  ayaa maanta ku dhawaaqay in ay sameysnayaan  dawlad goboleed hoos timaada xuluumada guud ee dalka Liibiya , oo la magac baxay Barqa caasimadiisuna tahay Benqaasi . Waxana ay  sheegeen  in ay  sameynayaan  gudi ka hawl gali  doonta hori marinta  bariga dalkaasi ,…

              Read More

                Kenyan fighter jets strike Somali town

                Kenyan fighter jets have struck several targets in the southern Somali town of Diff, raising fears of potential casualties, Press TV reports. A Diff resident told Press TV that four warplanes launched raids on Monday and bombarded training camps of Somali militant group, Al-Shabab in Diff, about 20 km from the border. “We heard several…

                Read More

                  Engaging with Al Shabab?

                  Following the success of the London conference on Somalia convened by British Prime Minister David Cameron, a vibrant debate ensued on whether or not the international community should engage with Al Shabab in peace talks. Bashi Do’oley, a member of the Somali diaspora in Canada stridently argued that, “The real solution is in allowing the…

                  Read More

                    UN concerned over Somali threats, famine

                    New York – The UN Security Council expressed grave concern on Monday at the threat posed by Somali pirates and extremist groups as UN chief Ban Ki-moon warned the African state’s humanitarian situation would likely deteriorate again in the coming months. For the past two decades, Somalia has been engulfed in anarchy, chaos and conflict….

                    Read More

                      Somalia: Turkish Airlines begins flights to Mogadishu

                      The first major commercial airline in more than 20 years has landed at Mogadishu airport in war-torn Somalia. Turkish Airlines says it is the start of a regular service to the Somali capital, the first by an international carrier from outside East Africa. Turkey’s Deputy Prime Minister Bekir Bosdag was on board the flight, which…

                      Read More

                        Somali pirates want prisoner swap for ship

                        (Reuters) – Somali pirates holding a Panama-flagged vessel hijacked last month with goods destined for Somaliland have called for fellow pirates in jails in the breakaway enclave to be freed in return for the ship’s release. Somaliland declared independence from Somalia in 1991 and has enjoyed relative stability compared to the rest of Somalia but…

                        Read More

                          Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo soo dhaweeyay mashruuc biyo gelin ah oo dalka laga hirgelinayo

                          Hargeysa Mar o6,2012(SDN)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici ayaa maanta soo dhaweeyay Mashruuc ku wajahan Balaadhinta Biyaha Magaalooyinka Waaweyn ee dalka. Madaxweyne ku xigeenka ayaa hadalkan ka jeediyay Munaasibad lagu Qabtay Galabta Huteelka Mansoor,oo lagaga dhawaaqayay Mashruuca Balaadhinta Biyaha Magaalooyinka  Hargeisa,Burco,Ceeri gaabo,iyo Wajaale oo ay Maalgalinayaan Midowga Yurub isla markaana ay ku bixi…

                          Read More

                            Urur Siyaasadeedka NDB oo xafiis ka furtay degmada Oodweyne

                            Oodweyne Mar 06,2012(SDN)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka NDB ee nabada,Dimuquraadiyada iyo Barwaaqada Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa xadhiga ka jartay xafiiskii uu urur siyaasadeedkeedu ku yeelanayay Magaalada Oodweyne ee Xarunta Gobolka DaadMadheedh. Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka NDB waxay ka warantay Mabaa’diida uu u taagan yahay urur siyaasadeedkani oo ka turjumaya ayay tidhi Ilaalinta Midnimada dhuleed ee Somaliland…

                            Read More

                              Aqoon is weydaarsi lagu lafo gurayay sida ugu suurto galsan ee Haweenku ugu soo bixi karaan doorashooyinka Golayaasha Deegaanka oo Hargeysa lagu qabtay

                              Hargeysa Mar 06,2012(SDN)-Aqoon is weydaarsi lagu lafo gurayay sida ugu suurto galsan ee Haweenku ugu soo bixi karaan doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo dariiqa ugu haboon ee wacyigooda kor loogu qaadi karo ayaa Maanta lagu qabtay huteelka Sammer Time ee Caasimada Hargaysa. Tababarkan oo ay ka qaybgaleen 40 haween ah oo ka kala socda  lixda gobol ee…

                              Read More

                                Wefti balaadhan oo ka socda Midowga Yurub ayaa Maanta Booqasho shaqo ku yimid Caasimada Somaliland ee Hargaysa

                                Hargeysa Mar 06,2012(SDN)-Wefti balaadhan oo ka socda Midowga Yurub  ayaa Maanta Booqasho shaqo ku yimid Caasimada Somaliland ee Hargaysa. Weftigan waxaa garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airpote ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaarada Macdanta,Biyaha iyo Tamarta ee  Somaliland  iyo Madax kale oo ka tirsan Xukuumada Somaliland. Wasiirka Wasaarada Macdanta,Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale…

                                Read More

                                  Midawga Yurub iyo Somaliland oo kala saxeexday Mashruuc lagu horumarinayo Biyaha magaalooyinka dalka qaarkood

                                  Hargeysa, 06, Mar 2012 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii (Saylici) ayaa maanta furay mashruuc balaadhan oo la xidhiidha biyo balaadhinta magaalooyinka Hargeysa, Wajaalle, Burco iyo Ceerigaabo oo ay maal-gelinayso midowga yurub kaasi oo ay ku baxayso 28 Malyan oo Dollar. Waxa xaflad balaadhan oo Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa loo sameeyay furitaanka…

                                  Read More

                                    Budhcad-badeeda haysata Markabkii ku socday Berbera oo siidayntiisa shardi uga dhigay in Somaliland ugu bedesho Maxaabiis ay xukuntay

                                    Hargeysa 06, March 2012 (Qurbejoog.com)- Koox ka tirsan Budhcad-badeeda Soomaalida oo haysta Markab u rarnaa ganacsato reer Somaliland ah, ayaa siidaynta markabkaas ku xidhay in dawladda Somaliland ugu bedesho Maxaabiis ay fal-dambiyeedyo Budhcad-badeednimo u xukuntay. Siday faafisay wakaalada wararka ee Reuters, nin magaciisa ku sheegay Yuusuf Cali oo ka mid ah budhcada haysata markabkaas oo…

                                    Read More

                                      Erdogan oo fariin u diray Xukuumada Bashaar Al Asad

                                      Istanbul Mar 06,2012(SDN)Raiisal wasaaraha dalka Turkiga  Rajib  Dayib  Erdogan ayaa  xukuumada Suuriya  ugu baaqay in ay u ogolaato  sahayda gargaarka ah in la gaadhsiiyo  dadka u baahan , gaar ahaan  kuwa ku nool  magaalada Xumus iyo degaanada  ku hareeraysan . Mr. Erdogan  waxa kale  uu baaqiisa  ku sheegay in siyaasada dilka iyo  cabudhinta ku fadhida ayna xukuumada…

                                      Read More