Iiraan oo dalkeeda u ogolaatay kormeereyaal ka socda QM

    Tehran Mar 06,2012(SDN)-Dawlada Iraan ayaa maanta  ku dhawaaqday in ay u ogolaan doonto khubaro ka socota  Hay’ada qaramada  Midoobay u qaabilsan  quwada  Atoomikada in ay booqdaan saldhiga milatari  ee loo yaqaab Baashtin ee ku yaala dalkaasi . Xukuumada Iraan ayaa saldhigan  Baashtin   ka horjoogsatay khubaro ka socda Hay’ada quwada Atoomikada  in ay saldhigaas soo booqdaan bishii…

    Read More

      Urur Siyaasadeedka SSCD oo xafiis ka furtay magaalada Laascanood

      Laascaanood Mar 06,2012(SDN)-Munaasibad lagu furayey xafiiska urur siyaasadeedka SSCD ee magaalada  Laascaanood   ayaa maanta lagu  qabtay  xarunta gobolkja Sool  . Munaasibadan  oo ay  kasoo qeyb galeen  aqoon  yahano , Salaadiin , Dhalinyaro  iyo haween  ayaa waxa ugu horeyn halkaasi ka  hadlay gudoomiyaha  ururkaasi ee gobolka Sool C/qaadir  Maxamed  Adar  oo ka waramay Barnaaijka  siyaasadeed ee…

      Read More

        Madaxtooyada oo ballan-qaad u samaysay Agoon iyo Naafo cabasho la hortagey

        Hargeysa, 06, Mar 2012 (SDN)- Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ballan qaad u sameeyay daweyne isugu jira naafo iyo agoomaha ciidanka qaranka oo cabasho la hotagey xarunta Madaxtooyada. Naafadan iyo agoomaha ciidanka qaranka ayaa maalmihii u dambeeyay ka cabanayay in laga jaray gunno ay ka qaadan jireen Wasaaradda Gaashaan-dhiga, iyagoo shalayna cabashadooda…

        Read More

          Guddoomiyaha Wakiillada oo furay aqoon is-weydaarsi lagu darsayo Xeerka Hay’ada Maamul Wanaaga

          Hargeysa, 06, Mar 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta aqoon is-waydaarsi ku saabsan dibu eegista Xeerka Hay’ada Maamul Wanaaga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa ka furay Hotel Mansoor ee magaalada Hargeysa. Aqoon isweydaarsigan oo socon doona muddo saddex cisho ah wax aka qayb qaadanaya xubno ka kala socda labada Gole ee…

          Read More

            Safiirka Mareykanka ee Jabuuti oo la kulmay axsaabta mucaaridka dalka

            Jabuuti Mar 06,2012(SDN)-Safiirka dalka Mareykanka u fadhiya Jamhuuriyada Jabuuti Geeta Pasi ayaa kulan wada jir ahaa la qaatay madaxda xisbiyada Mucaaridaka Jabuuti. Safiirka ayaa kulankan ku qaabilay madaxda axsaabta ARD, UDJ, iyo PDD PND,waxaana looga wada hadlay xaaladihii u danbeeyay ee Jabuuti iyo kuwa gobolka. Axsaabta ayaa wada jir uga mahadceliyay sida beesha caalamku ugu soo…

            Read More

              Madaxweyne Geelle oo u socdaalay Qatar ka dibna uga gudbaya Turkey,maxey tahay sababtu?

              Jabuuti Mar 06,2012(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geelle ayaa shalay ka anbabaxay dalaka kiyoo ku sii jeeda dalka Qatar isaga oo halkaa uga sii guddbi doona dalka Turkiga. Warbaahinta dalka ayaa sheegtay in u jjeedada safarku yahay sidii ay Jabuuti cilaaqaadka ay dalalkaa la leedahay kor loogu qaadi lahaa. Madaxweyne Geelle ayaa lagu wadaa…

              Read More

                Seychelles oo burcad badeedii u horeysay ku wareejineysa Somaliland

                Hargeysa Mar 06,2012(SDN)-Dawlada Seychelles ayaa 19 ka mid ah Burcad badeeda dalkeeda ku xidhan u soo wareejineysa Somaliland. Madaxweyneyaasha Seychelles iyo Somaliland James Michel iyo Axmed Siilaanyo ayaa intii lagu gudo jiray shirkii Somalida ee dhawaanta London lagu qabtay heshiis ku gaadhay in Burcada Soomaalida ee Seychelles ku xidhan in Somaliland lagu wareejiyo. Sanadkii hore…

                Read More

                  Somalia insurgency moves north as pressure grows

                  MOGADISHU, Somalia — The fight against Somalia’s al-Qaida-linked insurgency may be moving north to an area previously considered safer than the war-ravaged south, analysts and officials told The Associated Press on Monday. The move could mean that the al-Shabab militia is seeking to regroup in the semiautonomous region of Puntland, where international companies are exploring…

                  Read More

                    Burundi soldier killed in Somali blast

                    Mogadishu – A Burundi soldier with the African Union troops was killed and another injured Monday in the north of Mogadishu, when a bomb they were defusing was detonated by Shebab rebels, a statement said. “As the bomb was being removed to be safely defused, it was detonated by the Al Qaeda-backed extremists, the Shebab,…

                    Read More

                      Berbera: Dadweyne dibad-bax ku muujiyay siday uga soo horjeedaan Wershad Sibidh oo hirgelinteeda Dahabshiil la siiyay iyo odayaal la xidhxidhay

                      Berbera 05, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amniga ee magaalada Berbera, ayaa xidhay qaar ka mid ah waxgaradka iyo odayaasha gobolka Saaxil. Siday sheegayaan wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay halkaas, xadhigan oo ka dambeeyay markii ay guddi dhinaca bulshada Berbera ahi ka soo horjeesteen dhismaha wershad labaad oo Sibidh oo shirkadda Dahabshiil ruqsad lagu…

                      Read More

                        Guddi dusha kala socota xaaladaha maxaabiista oo kormeertay xabsiga dhexe ee Cerigaabo

                        Ceerigaabo Mar 05,2012(SDN)-Gudi Loo xilsaaray Qiimaynta Xaalada Xabsiyada iyo Maxaabiista dalka,ayaa maanta kormeer ku soo maray Xabsiga dhaxe ee Magaalada Ceeri-gaabo. Sida ay sheegtay wakaalada wararka Somaliland ee Solna,Gudidan ayaa kormeerkan ugu kuur galayay Xaalada Xabsiga Dhex ee  Ceerigaabo,iyo Maxaabiista ku sugan.halkaasi oo ay xogwaraysi kaga qaateen Masuuliyiinta Xabsiga iyo Maxaabiistaba. Gudigan oo wasiirka wasaarada…

                        Read More

                          Sanaag: Ujeedada kormeer ay wasiirada Beeraha,Shaqada iyo iyo Arimaha Bulshadu ku soo mareen degaamada buuraleyda qaarkood

                          Ceerigaabo Mar 05,2012(SDN)-Wasiirada wasaaradaha Beeraha,Shaqada iyo  iyo Arimaha Bulshada ayaa maanta kormeer ku soo maray qaar ka mid ah deegaanada Beeraleyda Gobolka Sanaag. Wasiirka wasaarada Beeraha Md.Faarax Cilmi Geedoole,oo ay Waheliso Wasiirada Shaqada,Arimaha Bulshada Marwo,Ilhaan Mohamed Jaamac ayaa waxay ay maanta Kormeer ku soo mareen Deegaanada Beeralayda ee Midhisho,Tuulada Kulmiye oo Kaga beegan Magaalada Ceerigaabo…

                          Read More

                            Gaalkacyo: Koox Dablay ah oo toogasho ku dilay Suxufi

                            Gaalkacyo 05, March 2012 (Qurbejoog.com)- Koox dablay ah ayaa toogasho ku dilay weriye Cali Axmed Cabdi oo ka tirsanaa idaacad ku taala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Weriyahan oo xalay la dilay, waxa uu noqonayaa suxufigii 30aad ee tan iyo 2007 lagu dilo Soomaaliya oo ka mid noqotay meelaha ugu daran ee Suxufiyiintu ka…

                            Read More

                              Boqorka Sucuudiga iyo Madaxweynaha Suuriya oo ka wadahadlay mushkilada Suuriya

                              Riyad Mar 05,2012(SDN)-Wasiirka arimaha dibada ee Sucuudiga Amiir Sucuud Bin faysal ayaa daaha ka qaaday in Boqor cabdallaha sucuudigu uu xidhiidh la sameeyey Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad, isla markaana uu kula taliyey inuu go’aamiyo mustaqbalkiisa. Hadalkan wasiirku waxuu ka sheegay kulankii ay lahaayeen wadamada Khaliijka Carabtu ee ku qabsoomay magaalada Riyaad, waxa uu ku cadeeyey…

                              Read More

                                Cusbitaalka Haweenka Festuulaha ee Boorame oo ka gudoomay ururka AIF deeq ka kooban qalab caafimaad oo kala duwan

                                Borama Mar 05,2012(SDN)-Cusbitaalka Xanuunada haweenka ee Festuulaha ee Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa maanta ka gudoomay ururka A I F deeq ka kooban qalab caafimaad oo kala duwan. Deeqdani oo ay bixisay ururka caalamiga ah ee  A I F oo ka hawlgala  taageerooyinka rugaha caafimaad ee haweenka aduunka ayaa waxay ka kooban tahay qalab isugu…

                                Read More