Qurbejooga Soomaalida Konfur Africa oo lagu amaanay in ay gacan ka geysteen siideynta la heysteyaal

    Johannesburg June 26,2012(SDN)-Soomaalida ku dhaqan dalka Konfur Africa ayaa lagu amaanay sidii ay gacanta uga geysteen siideynta laba ruux oo Soomaaliya lagu heystay oo Konfur Africa u dhashay. Saxaafada dalka Konfur Africa ayaa si weyn u hadal heysay maalmihii ina dhaafay doorkii ay Soomaalida dalkaasi ku laheyd siideynta la heysteyaasha. Lacagaha madax furashada ayay qeyb…

    Read More

      Golaha Wasiirada oo Shir Deg Deg ah Isugu Yimid Galabta

      Muqdisho, Isniin, June 25, 2012 Waxaa galabta shir aan caadi aheyn isugu yimid xaruntooda Golaha Wasiirada, shirkaas oo uu shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin Dastuurka iyo Amniga. Ugu horreyntii golaha waxaa Ra’iisul Wasaare Dr. Cabid weli maxamed Cali…

      Read More

        June: Bil la iska Tuuray Heeryadii Guumaysiga, Bil Midaw Dhashay, Bil Yididiilo amma Khasaare Dhalan Doono!!

        Maanta waxay ku beegan sannad-guuradii 52aad ee ka soo wareegtay xornimadii 26 June, 1960 laga qaatay guumaystihii boqortooyada Ingiriiska, taas oo loo soo maray halgan iyo dhibaato aad u fara badan, isla markaana Wefti uu hoggaaminaayo Madaxweynihii hore ee Somaliland Allaha u nariistee Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal u ambabaxeen dalka Ingiriiska bishii February 1960, halkaas…

        Read More

          WAYD NINKII LAHAA KA CARARAAN, HANBADEEDII SUGAYAA!!

          HANKA XUKUMADU HALIS WUXU KU YAHAY, DADAALADII ISDABA JIITAMAAYEY EE QARANIMADA SOMALILAND Manta oo ay taariikhdu tahay 24/6/2012 waxaan doorbiday inaan waxooga ka idhahdo arimahaan shacabkii reer Somaliland malmahan caadaystay kana daadagi la, oo ay ugu horeyso shirkan ka furmay London mar sadexaadkii, Hadan dib u yara mililico Somaliland manta halkay marayso iyo waxaay ka…

          Read More

            Dalka Sucuudiga oo markii ugu horeysay Haweenka u ogolaaday inay ka qaybagalaan Ciyaaraha Olymbic-ga

            London, 25, June 2012 (Qurbejoog)- Dawladda Sucuudiga oo markii ugu horeysay haweenka dalkaas u ogolaatay inay ka qayb qaataan ciyaaraha Olympi-kada caalamka oo ka dhacaya dalka Ingiriiska, iyadoo ka qayb qaadashada ciyaaraha iyo baabuur kaxaynta  oo hore mamnuuc uga ahaa dalkaas ayaa noqonaysa markii ugu horeysay ee sidan oo kale haweenka loogu ogolaado inay ka…

            Read More

              Saudis give women Olympic Games go-ahead

              Saudi Arabia, where public sports events for women are banned, will allow females to compete in the Olympic Games for the first time, its embassy in London said in a landmark statement. The Saudi Olympic Committee will “oversee participation of women athletes who can qualify”, the BBC quoted the statement as saying. The issue of…

              Read More

                Kenya charges Iranians over explosives

                NAIROBI, Kenya Jun 25 – Two men thought to be Iranians who were arrested last week in Nairobi and Mombasa were charged on Monday with being in possession of dangerous explosives. Charges for Ahmed Mohamud and Said Mausud, read that they were found with 15 kilograms of RDX explosives in circumstances which indicated that they…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo shacabka ku hambalyeeyay sannad-guurada 52aad ee markii Somaliland Xorriyada ka qaadatay Britain

                  Hargeysa 25, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacabka ku hambalyeeyay sannad-guurada 52aad ee markii ay Somaliland xorriyadda ka qaadatay Briatin 1960. Xuskan 52aad oo ku beegan caawa saacadu markay 12:00 markii la saaray calanka Somaliland, waxa uu Madaxweyne Siilaanyo tilmaamay qiimaha ay maalintani leedahay, wuxuuna dhambaal hambalyo ah oo Afhayeenkiisu…

                  Read More

                    Wasiirka Dastuurka oo iska fogeeyay eedeyntii Gudigga madaxa banaan ee Dastuurka

                    Muqdisho June, 25, 2012(SDN)-Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay ku beeniyay hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka ee ku aadanaa in madaxda dalka ay la timid Dastuur Cusub. “Waxaan marka hore idin sheegayaa hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee…

                    Read More

                      Hoggaanka KULMIYE oo hambalyo u diray shacabka Somaliland iyo Madaxweynaha Jabuuti, maxay tahay sababtu?

                      Hargeysa 25, June 2012 (SDN)- Hoggaanka xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, ayaa shacabka Somaliland ku hambalyeeyay sannad-guurada 52aad ee ka soo wareegtay markii gumaystihii Ingiriisku xorriyadda siiyay Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal uu soosaaray guddoomiyaha kumeel-gaadhka ah ee xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxa uu guddoomiyuhu hambalyo taas la mid ah u diray Madaxweynaha…

                      Read More

                        Dilalka Soomaalida oo Canada ka sii socda

                        Toronto June 25,2012(SDN)-Waxa ay Policeka Toronto baarayaan dil fiidnimadii Sabtida magaalada Toronto loogu geystay nin Soomaali ah oo 28 jir ah oo meydkiisa laga helay aqalkiisa. Marxuumka oo la yidhaa Gedi Huseen ayaa sanadii 2008dii waxa uu ka markhaati furay dhegeysiga maxkamad ku saabsaneyn wiil Soomaali ah oo magaalada Edmonton lagu dilay. Dilkan ayaa u…

                        Read More

                          Ciyaaraha Yurub:Gumeystaheyga ayaa ka wanaagsan kii ku Gumeystay!

                          Kiev June 24,2012(SDN)-Ciyaarihii dalalka reer Yurub ayaa galay gebagebadoodii ka dib kolkii la galay isku aadyadii ugu danbeeyay oo ay isugu soo hareen afartii dal ee u danbeysay. Dadka ku nool dunida sadexaad khaasatan Africa ayaad arkeeysaa kolka ay ciyaarahan daawanayaan in ay taageeradooda ku saleynayaan kolba dalkii gumeystay abeyaashood. Soomaalida ayaa qudheeda arrinkan can…

                          Read More

                            Kiinya oo ka cabatay Digniinta Mareykanku u jeediyay dadka Dalxiiska Kiinya u taga

                            Nairobi June 24,2012(SDN)-Dawlada Kiinya ayaa cabasho uga jawaabtay hadal digniin ahaa oo Mareykanku Jimcihii ku sheegay in dalkaasi ay ku soo wejahan tahay weeroro argegixiso. Mareykanku waxa uu digniintiisa ku sheegay in dalxiiseyaasha booqda Kiinya ay haboon tahay in ay safarkooda dib u dhigtaan. Wasiirada dalka Kiinya ee Adeega Bulshada  Francis Kimemia iyo Dalxiiska  Dan…

                            Read More

                              Madaxweyne Shariif oo Ciidamo ka dalbaday dalka Tanzania

                              Carusha June 24,2012(SDN)-Madaxweynaha dawalada KMG ah ee Somalia Sheekh Shariif ayaa safar uu ku tagay dalka Tanzania waxa uu madaxweynaha dalkaas hor dhigay dalb uu ciidan uga doono. Madaxweyne Shariif oo kulanka uu la yeeshay madaxweynaha Tanzania Jakaya Kikwete ka dib saxaafada la hadlay ayaa dalabkiisa jeediyay. “Waxaan jeclaan lahaa in aan caleen ka amaahdo…

                              Read More

                                Guddiyada Nabad gelyada ee Degmooyinkaa Caasimadda Hargeysa oo Taageeray Go’aamadii Shirkii London

                                Hargeysa June24 2012(SDN)-Kulan ay maanta isugu yimaadeen Guddiyada Nabad gelyada ee Lixda Degmo ee Caasimada Hargeysa, ayaa waxa ay si weyn ugu soo bandhigeen taageerada ay Bulshadu u hayso goaamadii ka soo baxay shirkii London ee wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, iyagoo tilmaamay in ay Somaliland guul fiican ka gaadhay siyaasadda Arrimaha Dibadda iyo nuxurkii…

                                Read More