HARGEYSA: Dhoolatus Laga Yaabay Cuddudiisa oo loo Sameeyey Murrashax u Tartamaya Golaha Degaanka Caasimadda

    “Anigu Maxamed, waxaan maanta ugu yeedhayaa laba magac oo uu la baxay, magaciisa u horeeya waa Diiriye oo DALSAN wuu diiriyey, magaca labaad ee uu…” Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka DALSAN Hargeysa ()- Mr. Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) oo ka mid ah Murrashaxiinta urur-siyaasadeedka DALSAN uga qaybgelaya tartanka doorashooyinka Golayaasha Degaanka Hargeysa, ayaa shalay xaflad ballaadhan oo dhoolatus…

    Read More

      South African government thanks Somalia, Italy

      South Africa thanked the Italian and Somalian authorities on Thursday for the safe return of a local couple held captive by pirates for 20 months. “The couple was released unharmed and is receiving consular support from the South African mission to Somalia, which is based in Nairobi, Kenya,” said international relations spokesman Nelson Kgwete. “Arrangements…

      Read More

        HARGAYSI WAXAY SOMALILAND DHEX MARTAY MARKAY CAASIMADII NOQOTAY, WAXAANA JIRA (UNIVERSAL PRINCIPALS)

        Anigoo ah muwadiin somalilander ah una dhashay , gaar ahaana ka soo jeeda dadka ku abtirsada caasimada hargaysa ,waxaan si kalsooni ku jirto u soo dhawaynayaa dhamaan murashaxiinta ka sharaxan casimada hargaysa madama uu jiro aadunkana lagaga dhaqmo xeerar caalamiya oo dhigayaa (universal principals ) in caasimada loo simaan yahay ,madama dhamaan muwadiniinta jamuuriyadu majooratigoodu…

        Read More

          Madaxweyne ku-xigeenka oo gurigiisa ku booqday Wasiirul-dawlaha Khaarajiga Somaliland

          Hargeysa 21, June 2012 (SDN)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylici), ayaa maanta gelinkii hore gurigiisa ku booqday wasiiru-dawlaha Khaarajiga Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan. Wasiiru-dawlaha oo todobaadkan dalka ku soo laabtay, waxa uu muddo xanuun u jiifay cusbatal ku yaala magaalada London ee dalka Ingiriiska, ka dib markii uu xanuun ku soo booday dabayaaqadii…

          Read More

            Qudbadii uu ka jeediyaya Ra’iisul Wasaare Dr, Cabdiweli Shirkii Saxiixayaasha Roadmap-ka oo shalay Gelinkii dambe ka furmay Magaalada Nairobi

            Muqdisho, Isniin, June 21, 2012—— Shalay Gelinkii dambe ayuu furmay Shirkii Saxiixayaasha Roadmap-ka ayna ka soo qeyb galeen dhamaan dhinacyada Soomaalida iyo Beesha Caalamka. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa qudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyay Shirka. Qudbadii Ra’iisul Wasaaraha. —————————–———– H.E. Dr. Abdiweli Mohamed Ali Opening Statement at The Principals Meeting of…

            Read More

              Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga oo maanta soo gaaray dalka Turkiga iyo soo dhoweyn diiran oo loo sameeyey

              Ankara, June 21,2012——Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Amb. Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan ayaa galabta soo gaaray magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga isaga oo saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho. Safiirka ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey xubno uu hor kacayay Sii-hayihii Safaaradda Soomaaliya Amb. Nuur Sheekh Cali Xaamud, saraakiil ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee Turkiga,…

              Read More

                UNHCR Tries to Count Somalia’s Displaced

                NAIROBI – As the United Nations prepares to mark World Refugee Day Wednesday, the U.N. refugee agency is struggling to put exact figures to the number of internally displaced people inside Somalia. The country’s displaced population is constantly on the move in search of humanitarian assistance and a peaceful environment. The U.N. refugee agency, or…

                Read More

                  Hargeysa: Xuska Maalinta Qaxoontiga oo loo dabaal-degay iyo Soo-gelootiga tiro badan oo cabasho isugu urursaday goob keliya (Daawo Sawirada)

                  Hargeysa 20, June 2012 (SDN)- Munaasibad lagu xusayay maalinta Qaxoontiga Adduunka oo sannad kasta loo dabaal-dego 20 June, ayaa maalinta lagu qabtay magaalada Hargeysa, iyadoo ay duruufo qalafsan tirsanayaan qaar ka mid ah Soo-gelootiga dalka jooga. Munaasibaddan oo ay soo qabanqaabisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca Qaxoontiga ee UNHCR, laguna qabtay hotelka Maansoor ee…

                  Read More

                    Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay Wefdi ka socda dowladda Faransiiska

                    Muqdisho  June, 20, 2012(SDN)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Mrs, Elisbeth Barbier oo ah Agaasimaha Waaxda Afrika u qaabilsan dowaldda Faransiiska,islamarkaana uu ka soo qeybgalay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen, C/qaadir Cali Diini, Iyagoona ka wada hadlay Amniga hormarinta Siyaasadda Soomaaliya iyo xiriirka labada dal. Shir…

                    Read More

                      Shirkadda Isgaadhiinta Casriga ee Telesom oo Jaamacadda Hargaysa u dhistay Dhisme Cusub oo ay u qalabaysay Kulliyadda ICT

                      Hargeysa 20, June 2012 (Qurbejoog.com)- Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ee Telesom oo ah shirkadda ugu weyn shirkaddaha Isgaadhsiinta dalka, uguna horumarsan tiknolajiyadda door weyna ka qaadata horumarka dadka iyo dalka, ayaa maanta dhisme cusub u dhistay kuuliyadda Isgaadhsiinta tiknoolajiyadda ICT ee Jaamacadda Hargaysa. Xafladdii wareejinta oo lagu qabtay hoolka dhismahaas cusub waxaa ka soo qayb-galay maamulka…

                      Read More

                        Somaliland talks set to start in secret UK location

                        Leaders from Somalia and Somaliland are due to start the first ever formal discussions on the future of the self-proclaimed Somaliland republic. It broke away in 1991 and wants to be a separate country – but it has not been internationally recognised. Mogadishu wants the northern territory to be part of a single Somali state….

                        Read More

                          Ururrka Sama Falka Ah Ee Haldoor-Org (NGO), Waxa uu Xilkii Ka Qaaday Xubno Baal Maray Sharcigii Ururrka

                          Ururka Wadaniga ah ee dhanka Samafalka ku firfircoon ee Haldoor ayaa fariin uu na soo gaadhsiiyay waxa uu ku shaaciyay xilal laga xayuubiyay masuuliyiin ku tagri falay hawshii loo igmaday. Habdhaqanka Masuuliyiinta xilka laga xayuubiyay oo aan Sunne u aheyn Ururka ayaa sabab wargelinta xil ka xayuubintan Dhanbaalka Haldoor bulshada u soo qadimeen ayaa kiyoo…

                          Read More