Hargeysa: Ururka SOHACSO oo 60 Dhallinyaro ah u furay Tababar Farsamada Gacanta ah
Hargeysa 18, June 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka SOHACSO ayaa 60 dhallinyaro ah oo wiilal iyo gabdho isugu jira, tababar lagu baranaayo xirfadaha dawaarka iyo nijaarnimada uga furay magaalada Hargeysa. Munaasibadda furitaanka tababarkan oo ka dhacday xarunta ururka SOCSA ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mustafe Maxamed Qodax, Maxamed Axmed…
