Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu xasuuqay Konfur Afrika

    Cape Towne June 20,2012(SDN)-Waxa maalmihii u denbeeyay dalka Konfur Africa lagula dilay tiro ganacsato Soomaaliyeeda oo ay qolo qawleysato dalkaa u dhalatay. Burcada leysay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa gebi ahaanba dhacday oo guratay gebi meheradihii ay Soomaalidu lahaayeen. Madaxada Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Konfur Afrika ayaa ka dalbaday heyadaha Amniga ee dalkaasi in ay…

    Read More

      Somaliland oo London iska Xaadirisay iyo Soomaaliya oo aaney cadeyn waxa ay Sugayaan

      London June 20,2012(SDN)-Waxa maalmihii ina dhaafay waxa si weyn saxaafada loogu hadal hayay wefdi Somaliland ay u magacawday ka qaybgalka shir la sheegay in ay la galayaan Soomaaliya. Shirkan ayaa laga maqlay uun Somaliland,mana cada waxa looga wada hadlayo,Soomaaliya ayaa madaxda Soomaaliya laga hayaa in Midnimo laga wada hadlayo,halka Somaliland ay sheegatay in gooni isu…

      Read More

        Xukuumada Somaliland oo Britain u Guddbisay Mawqifka Wadahadalada ay yeelanayaan Soomaalia

        London June 19,2012(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta war ay soo saartay waxa lagu sheegay mawqifka dawlada ee ku wejahan wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland ayaa qoraalkaa waxa ay u gudbisay dawlada Britain,waxaanu u qornaa sidan; “Somaliland, waxa ay si xoogan u danaynaysaa in ay aragto degaanaansho dib uga dhasha dalka aan jaarka…

        Read More

          Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Mubaarak ooaan Dhana Jirin

          Qahira June 19,2012(SDN)-Iddaacadaha dawlada dalka Masar ayaa goordhaweyto shaaciyay in madaxweynihii hore ee dalkaasi Maxamed Xusni Mubaarik uu goor dhaweyto Geeriooday. Madaxweynaha ayaa in mudo ahba ku jiray xaalad caafimaad daro oo ay uga dartay maxkamado joogta ah oo ku socday. Waxaanu maalmihii u danbeeyay ku jiray xaalad Miyir doorsan ah oo ay ehelkiisu ka…

          Read More

            Somali rebels may dodge knockout blow

            Expelled from a string of strategic towns, cut off from revenue sources and struggling for its survival, Somalia’s Islamist militant group al Shabaab is steeling for an anticipated assault on its last bastion by Western-backed African forces. But while the capture of the southern port and militant stronghold of Kismayu in coming weeks could weaken…

            Read More

              MADAXDA LAGA AG WAAYO FOQORADA IYO KUWA DULMAN HA LA FADHIISANINA

              ILAAHAY BAA MAHAD LEH ,DHAMAANTEEDBA INTAASI KA DIB WAAD SALAAMANTIHII DHAMAANTIIN. ABUU DARDAA A.KR.WUXUU YIDHI  WAXAAN MAQLAY NABIGA S.AW. OO LEH FARXADDA IYO RAALLINIMADA WAXAAD KA DHEX RAADISAAAN (DARYEELKA DADKA TABARTA YAR , WAAYO WAXAA LA IDIINKAGA HIILIYAA (CADOWGIINA )OO LA IDINKU SIIYAA ( RISIQIINA )DADKIINA TABARTA YAR DARTOOD  (ABUU –DAAUUD). QOFKA MADAXDA WAXAA WEEYE…

              Read More

                Mudanayaasha Guurtida oo dood ka yeeshay xaalada dalka

                Hargeysa, 19, June 2012 (Qurbejoog)- Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xaaladaha ka taagan guud ahaan dalka. Fadhigan  maanta ee golaha guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku  xigeenka labaad ee golaha wakiilada Siciid Cilmi Jaamac waxaanay mudanayaashu dood ka yeesheen xaaladaha haatan ka taagan dalka sida qaylo dhaanta abaareed ee ka…

                Read More

                  Somali pirates weakened but not defeated: EU commander

                  The number of successful Somali pirate attacks has fallen but international navies must not drop their guard and keep up the pressure, the commander of the EU mission said Tuesday. British Rear Admiral Duncan Potts warned that the gains made against pirates off the Horn of Africa were reversible and that the fight against piracy…

                  Read More

                    Soomaaliya oo markii shanaad kaalinta 1aad u gashay Qaramada guul-daraystay iyo 9 dal ee ku soo xiga, Deraasad la soosaaray

                    Washington 19, June 2012 (SDN/CNN)- Lix dal oo Afrikaan ah, ayaa kaalmaha sare ka galay 10 dal ee shaxda sannadlaha ah ee dalalka guuldaraystay ee Adduunka, kuwaasoo ay ku jirto Soomaaliya oo markii shanaad 1aad ku hoggaaminaysa. Sida lagu faafiyay barta Internetka ee Telefishanka CNN, Soomaaliya waxay si xidhiidh ah sannadkii shanaad kaalinta 1aad u…

                    Read More

                      DADKA IYO JINKA CIDAABDAA LOO ABUURAY

                      Waxaa jirta in culumada diintu markii ay Quraanka tafsiirayaan ay sheegaan aayadda macnaheeda iyaga oo si fiican u qeexaya sababta ay ku soo degtay. Hase yeeshee waxaan shaki ku jirin in si kasta oo ay aayaddu uga hadlayso dhacdo gaar ah ay haddana tahay caam. Waxaan kale oo shaki ku jirin in aayaddu lee dahay…

                      Read More

                        Somalia tops failed states index for fifth year

                        Six African nations are in the top 10 of an annual failed-state index, including Somalia, which heads the list for the fifth straight year after continued struggles with lawlessness and piracy. Somalia tops the 2012 Failed States Index because of “widespread lawlessness, ineffective government, terrorism, insurgency, crime, and well-publicized pirate attacks against foreign vessels,” the…

                        Read More

                          Qabanqaabada xafladda daahfurka urur siyaasadeedka Xaqsoor oo si weyn looga dareemayo Ottawa

                          Ottawa June 19,2012(SDN)-Waxaa magaalada Ottawa si aad ah looga dareemayaa qabanqaabada xafladda daahfurka urur siyaasadeedka Xaqsoor. Xafladaaso la qaban doono July 14 (Ben Franklin Place) ayaa waxaa ka soo qeyb geli doona marti sharaf badan oo ay ka mid yihin aqoonyahano taariikh iyo maamuus badan ku leh dalka iyo dadkaba. Sidoo kale waxa faagaraha xaflaadaas…

                          Read More

                            Somalia’s Prime Minister heads to Nairobi to finalize Roadmap

                            Mogadishu (SDN) – Somalia’s Prime Minister Dr. Abdiweli Mahamed Ali left Mogadishu’s Aadan Adde airport for Kenya’s capital city of Nairobi today. He is expected to take part in meetings with signatories and stakeholders in the Roadmap to peace process. The Prime Minister was accompanied by a delegation of several ministers from his administration. Prime…

                            Read More

                              Wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya oo markii u horeysay beri ka furmaya meel ka baxsan London iyo faahfaahin ku saabsan qaabka uu u dhacayo

                              Hargeysa 19, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiyo toban xubnood ah oo Somaliland iyo dawladda kumeel-gaadhka ah ee Soomaaliya u saareen wejiga koowaad ee wadahadalkooda ku saabsan waxa uu noqonayo xidhiidhkooda mustaqbalka. Wada-hadalku waxa uu subaxnimada beri ka furmayaa meel duleedka u ah magaalada London ee dalka Ingiriiska, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka…

                              Read More

                                XALLINTA KHILAAFKA

                                Nolosha aadanuhu waxay soo martay marxalado kala duwan oo leh duruufo kala geddisan. Waxaa mar walba aadanuhu uu ku hawlanaa sidii uu uga bedbaadi lahaa waxyeellada dabeecadda, uuna u haqabtiri lahaa baahiyihiisa kala duwan. Dadku waxay leeyihiin baahiyo, dhaqanno, caqiidooyin, iwm kala nooc ah. Tanina waxay keenaysaa in dadku u kala fakaro, una kala dhaqmo…

                                Read More

                                  Golaha Wasiirada oo Galabta Isugu Yimid Shir Looga Hadlayo Amniga

                                  Muqdisho, Jun. 18.2012(SDN)-Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay xoojinta amniga Muqdisho, sidii looga hortagi lahaa bar-koontoroolada kusoo badanaya magaalada muqdisho Road Map-ka, iyo halka ay…

                                  Read More

                                    Nin Soomaali ah oo Yemen nin Sarkaala isku Qaxiyay

                                    Cadan June 18,2012(SDN)-Wasaarada arrimaha Guddaha ee dalka Yemen ayaa sheegtay in ruux maanta isku qarxiyay magaalada Cadan ee dalkaa uu ahaa ruux Soomaali ah. Ruuxan Soomaaliga aha ayaa qaraxan la beegsaday Sarkaal sare oo u dhashay dalka Yemen sida ay wasaaradu warkeeda ku sheegtay. Sarkaalkan ayaa warka lagu sheegay in uu ku sii jeeday xero…

                                    Read More