Xawaalada Dahabshiil ee Muqdisho oo Eedo iyo Weerar la isu Raaciyay
Muqdisho July 15,2012(SDN)-Xawaalada Dahabshiil ayaa xarun ay ku leedahay magaalada Muqdisho waxa weeraray koox dabley ah oo cida soo dirtay aan la garaneyn. Xawaalada ayaa maalmihii u danbeeyay waxa eedo kala duwan u jeedinayay qaar ka mida madax dhaqameedka Muqdisho iyo Iddaacadaha caasimada. Weerarka lagu qaaday Xarunta Dahabshiil uu ku leeyahay xaafada Wardhiigleey ee Muqdisho…
